Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Danjire Jabriil oo bogaadiyay horumarka ganacsi ee ay Soomaalidu ku talaabsatay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Jabriil oo bogaadiyay horumarka ganacsi ee ay Soomaalidu ku talaabsatay
GudahaWararka

Danjire Jabriil oo bogaadiyay horumarka ganacsi ee ay Soomaalidu ku talaabsatay

By Sonna Whiteka
Last updated: December 25, 2024
2 Min Read
Share

Nairobi (SONNA) – Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday xaflad casho Sharaf ah oo aad loo soo abaabulay, taas oo lagu soo bandhigayay Waxqabadka sanadka ee shirkada dhismaha Gabeire A Group (GAG).

Shirkadaan oo ah mid ka shaqeeysa howlaha dhismaha iyo Teknoolojiyadda la xiriirta dhismaha ayaa ka howlgasha wadamo badan oo ku yaala Qaaradda Afrika.

Howlaha waaweyn oo ay haatan wado Shirkadaan ayaa waxaa ka mida dhismaha waddo weyn oo laga dhisayo Jasiiradda Madagascar, dhismaha buundooyinka, bulaacado iyo waddooyinka oo iyagana ay ka hergalinayso dalalka Benin, Togo & Jabuuti.

Shirkadaan oo ah mid ay leeyihiin dad Soomaali ah waxa ay gudaha Qaaradda Afrika ka qaabaynaysaa mashruucyo wax ku ool ah, iyada oo la dhisayo waddo 250 km ah oo isku xirta magaalooyinka Antananarivo iyo Toamasina ee dalka Madagascar, taas oo sahlaysa isu socodka badeecadaha, adeegyada iyo dadka.

Danjire Jabriil oo ka ka hadlay xafladda casho sharafta ayaa ugu hambalyeeyay shirkada Gabeire A Group, guulaha la taaban karo oo ay gaartay.

โ€œShirkadaan waxa ay tusaale u noqon kartaa Ganacsatada Soomaaliyeed oo loo baahan yahay in ganacsigooda ku baahiyaan dalalka Afrika, sababta oo ah Qaaradda Afrika Waxa ay baahi u qabtaan maalgashi iyo ganacsiga dadka Soomaalidaโ€, ayuu yiri Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle

Shirkadaan ayaa in ka badan 500 oo shaqaale xirfad leh shaqaaleeysiisay. Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa ah mid si buuxda ugu fidaayo dalka bariga iyo Bartamaha Afrika.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Tababare Ibraahim Suudaani oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Minneapolis(SONNA)-Allaha u naxariiste Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa ku geeriyooday tababarihii hore ee Xulka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo Kooxda…

CiyaarahaWararkaWargayska
March 15, 2020

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

New York-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula…

GudahaWararka
September 24, 2024

Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Ka Daah Furay Mashruuca Biyo Xireenka Fatahaada Beledweyne.

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Beledweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Beledweyne,si wax…

Wararka
July 8, 2020

DOORASHADA DALKA MEELO KALEย AYAA LAGA CARQALADAYNAYAA SHACABKA SOOMAALIYEEDNA ARINTAASI WAY OGYIHIIN.

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federaaalkaย  Xasan Xundubey Jimcaale oo ka warbixinaya shirkii Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay,"IN DOORASHADA…

Wararka
March 5, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023