Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii dibolomaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii dibolomaasi
Caalamka

Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii dibolomaasi

By Kulane
Last updated: April 13, 2023
2 Min Read
Share

Dalalka Qatar iyo Baxrayn ayaa wada dadaal lagu soo celinaayo xiriirkii diblomaasi ee u dhaxeeyay labadaasi dal,isla markaana lagu xallinaayo khilaaf soo jiray muddo dhowr  sanado ah.

Wafuud ka kala socotay labada dal ayaa Arbacadii shalay ku kulmay xarunta Golaha Iskaashiga Khaliijka ee GCC oo ku taalla caasimadda Dalka Sacuudiga ee Riyadh, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradaha arrimaha dibadda ee dalalkaasi.

Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Axmed Bin Xasan Al-xammadi ayaa la kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Baxreyn Sheikh Abdullah bin Ahmed Al Khalifa ,kuwaas oo  ka wadahadlay sidii loo xallin lahaa khilaaf soo taxnaa tan iyo sannadkii 2017-kii.

Dabayaaqadii Jannaayo, dhaxal-sugaha Boqortooyada Baxreyn iyo amiirka Qatar ayaa yeeshay wadahadal dhanka talefanka ah,si ay xal uga gaaraan  khilaafka soo jiray mudada dhowrka sano ah.

2021-kii Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Masar ayaa dib u soo celiyay xiriirkan, inkastoo Imaaraadka iyo Qatar aysan weli furin safaaradahooda.

Sanadkii 2017-kii dalalka Bahrain, Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta iyo Masar, waxay Qadar ku soo rogeen go’doomin diblomaasiyadeed ,iyagoo ku eedeynaya inay aad ugu dhow yihiin Iran,isla markaana ay ay taageerto kooxaha mayalka adagbalse Qdar weey beenisay eedahaasi.

Soo celinta xiriirka ee labada dal ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay jiraan dadaallo kale oo lagu xallinayo khilaafaadka gobolka, gaar ahaan heshiisiinta Iran iyo Sacuudi Carabiya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mileteriga K/Afrika oo la geeyay laba gobol oo ay ka socdaan rabshado baahsan

Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga…

Caalamka
July 13, 2021

Iiran oo daldashay sarkaal lagu eedeeyay in uu u basaasay Ingiriiska

Iran ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga Alireza Akbari , kadib markii lagu eedeeyay…

Caalamka
January 14, 2023

Gashaanle sare Axmed Khaliif oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika

Lusaka-(SONNA)-G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika.…

CaalamkaGudahaWararka
September 8, 2024

Midowga Yurub iyo Dawladda Britain oo ka heshiiyay muran soo taxnaa in muddo ah

Brussels-(SONNA)-Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka…

CaalamkaWararka
February 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023