Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta
MaqaalladaWararka

Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta

By SB
Last updated: January 23, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Culimadda Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro khawaariijta

In ka badan mudo 15 sano ah waxa shacabka Soomaaliyeed dhibaato xooggan ku hayey kooxda arxanka daran ee khawaariijta oo kusoo duushay Diinta,dhaqan,maalka iyo sharafka ummada Soomaaliyeed,kooxda khawaariijta oo banaysatay dhiiga iyo maalka shacabka Soomaaliyeed iyagoo kusoo gabanaya Diinta Islaamka oo ah mid sharfan kana nasahan xumaan oo dhan.

Hadda ba tan iyo intii uu madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaariijta waxa door shariif ah oo bogaadin mudan ka qaatay Culimada Soomaaliyeed eek u kala nool Guddaha Dalka iyo qurbaha,ugu horayn Culimadda dalka ayaa bilaabay kacdoon ka dhan ah kooxda khawaariijta iyagoo bulshadda Soomaaliyeed u bayaamiyey dulmiga iyo dhibaatada ay ku hayaan ummada soomaaliyeed iyagoo sidoo kale culimadu bayaamiyey in kooxda Al-shabaab tahay koox aan diin shaqo ku lahayn oo khawaariij ah.
Culimadda Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka maraykanka,yurub iyo dalalka carabta ayaa iyaguna dhankooda soo saaray bayaan ay ku taageerayaan dagaalka lagula jiro kooxaha khawaariijta iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay garab istaagaan dowladda diidaana xukunka baadilka ah ee kooxaha khawaariij oo gumaad ba’an ku hayey shacabka Soomaaliyeed mudo 15 sano ah.

Bayaan ay soo saareen culimadda Soomaaliyeed oo shirk u yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya 28k-kii bishii December ayey kusoo saareen in ay bannaan tahay in dagaal adag lala galo kooxda Khawaarijta Al-sabaab iyo in laga difaaco dadka,dalka iyo Diinta oo Kooxdu halis ku tahay.

Guddoomiyaha Hey’adda Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in mowqifka culimada uu cad yahay, in Khawaarita la iska celiyana waajib tahay.

“ Mowqifka culumada wuu cad yahay oo ku saabsan mowduucaasi, in nimankaas la iska celiyaa waa waajib.Maxaa yeelay xadgudubkooda meel kasta ayuu gaaray,marka in la iska celiyo Diinta laga celiyo,dadka laga celiyo baan ku baaqnay kuna baaqeynaa waliba loo kala harin,” ayuu yiri Sheikh Bashiir Axmed Salaad.

Sidoo kale, Madaxa xarunta Ansaarul Sunnah oo shirka soo qaban qaabisay Sheekh Cabdirisaaq Jiir, ayaa cadeeyay in argagixisadu ay bartilaameed ka dhigteen culimada.

“ Xaqiiqatan dhibka ugu xooggan wuxuu haystaa culimada, waxayna maanta argagixisada bartilmaameed ka dhigteen waa culimada, waxay dileen culimo badan oo indho iyo iftiin u ahaa shacabka,” ayuu yiri Sheekh Cabdirisaaq Jiir.

Shirka culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal dadweyne Soomaaliyeed iyo culimo ka kala yimid daafaha caalamka, waxaa culumada shirka ka qeyb galay ka mid ah Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun,Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sheekh Maxamed Idiris,Sheekh Maxamed Dirir iyo Sheekh Abuu Shaybah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweeyne Deni iyo wafdi uu hor kacayo oo maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Bari

Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Bari,…

Wararka
June 21, 2020

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika…

GudahaWararka
December 1, 2024

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo soo saartay warbixintii ugu dambaysay ee Covid-19

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay Cudurka Corona ka bogsadeen 5 Qof…

WararkaWargayska
July 20, 2020

Hey’adda SODMA iyo ururro kale oo ka hadlay mideynta gargaarka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga…

Gudaha
August 29, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023