Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hoggaamiye Jabriil C/rashiid oo qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka
    May 7, 2026
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay xeerar muhiim u ah amniga iyo hanti-dhowrka
    May 7, 2026
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒa๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ข
    May 7, 2026
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal
    May 7, 2026
    Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
    May 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ciidanka deegaanka oo shabeellaha dhexe ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka deegaanka oo shabeellaha dhexe ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah
GudahaWararka

Ciidanka deegaanka oo shabeellaha dhexe ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

By SB
Last updated: July 3, 2025
1 Min Read
Share

Shabeellaha dhexe(SONNA):-Ciidanka xaq u dirirka deegaanka ee Macaawisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Guullane ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta.

Labada horjooge ee la xaqiijiyay in lagu dilay howlgalka ayaa kala ah Cali Xabad iyo Maxamed Cadow, kuwaas oo door muuqda ku lahaa hagidda falalka argagixisanimo ee gobolka.

Sidoo kale, waxaa howlgalka lagu dilay tiro kamid ah maleeshiyaadkii la socday.

Howlgalkan guusha leh ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyadoo ciidamada deegaanka ay markale muujiyeen geesinimo iyo feejignaan si ay isaga dulqaadaan cadowga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hoggaamiye Jabriil C/rashiid oo qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka

Baydhabo-(SONNA)-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka…

May 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa : โ€œHal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan waa tallaabo guul ahโ€

Muqdisho-(SONNA)- Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay hadii Hal milyan oo Soomaali ah ay nolosha caadiga ah…

GudahaWararka
September 4, 2024

Tababare Cabdi Joon oo Taariikh cusub sameeyey

Muqdisho(SONNA)- ย Tababare Cabdi Joon ayaa taariikh wanaagsan ka sameeyay dhacdada tartanka koobka General Daaโ€™uud kaddib markii saddexaad oo uu gaaray…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Baarlamaanka Carabta oo si adag u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu sheegay…

GudahaWararka
January 12, 2022

Afhayeenka Booliska oo warbaahinta la wadaagay dhacdooyinkii ka dhacay dalka todobaadkii la soo dhaafay

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta taliska Ciidamada Booliska shir jiraaโ€™id ku qabtay ayaa warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta…

GudahaWararka
October 23, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023