Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Golaha Wasiirada XFS oo maanta meelmariyay sharciyo muhiim ah
    December 18, 2025
    Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose
    December 18, 2025
    Wasiirka Amniga XFS”Muqdisho ma jirto maalin ay ka amni badan tahay maanta,
    December 18, 2025
    Ciidanka Xoogga oo howlgal ku soo qabtay gaadiid iyo walxo kamid ah kuwa qarxa
    December 18, 2025
    Madaxda Hayโ€™adda Socdaalka XFS oo soo bandhigay waxqabadka sanadkaan ee 2025
    December 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose
Gudaha

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose

By Kulane
Last updated: December 18, 2025
2 Min Read
Share

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 161-aad, oo garab ka helaya cutubka Gawaarida Gaashaman ee MU, ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanada Basro, Baqdaad, Janbaluul iyo tuulooyin kale oo ka tirsan Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka ciidankaasi ayaa si rasmi ah uga bilowday deegaanka Basro, halkaas oo ciidanka Danab ay ku ogaadeen godad iyo meelo gabbaad u ah Khawaarijta oo ay ku dhuumaaleystaan xilliyada qaar.

Ciidanka Danab ayaa soo bandhigay godad iyo goobo gabbaad ah,kadib markii kooxaha khawaarijta ay ka baxsadeen halkaasi,iyagoo ogaaday in aysan u adkeysan karin cadaadiska iyo awoodda ciidamada Danab.

Ciidanka Danab ayaa sidoo kale gudaha u galay deegaanka Baqdaad, oo ka mid ahaa fariisimihii istiraatiijiga ahaa ee Khawaarijta,waxaana gabi ahaanba la xaqiijiyay amniga deegaankaasi iyo nabadgelyada shacabka.

Ciidanka geesiyaasha Danab ayaa sidoo kale gaaray deegaanka Janbaluul, halkaas oo ay ka sameeyeen hawlgallo lagu baacsanaayo kooxaha argagixisada ah ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah.

Ujeedka ugu weyn ee howlgalka ayaa ah in la burburiyo goobaha gabbaadka u ah Khawaarijta,iIn lasoo afjaro dhaq-dhaqaaqii maleeshiyadu ku lahaayeen gobolka iyo in la xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida deegaanka

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa mar kale muujiyay geesinimo, xirfad sare iyo sida ay uga goโ€™an tahay difaaca shacabka Soomaaliyeed iyo ciribtirka argagixisada dalka dhibaateysay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Golaha Wasiirada XFS oo maanta meelmariyay sharciyo muhiim ah

Muqdisho.SONNAโ€ฆ.Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii toddobaadlaha ayaa ka hadlay…

December 18, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Dowladda Itoobiya

Muqdisho(SONNA):-Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya danjire Mukhtar Maxmed Waare ayaa raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta…

GudahaWararka
January 28, 2024

Dowladda oo war kasoo saartay Qarax saakay ka dhacay xero Damaayoย degmada Hodan

WARSAXAAFADEED Mogadishu(SONNA);'Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige…

GudahaWararka
May 18, 2025

Wasiirka Cadaaladda oo Dhuusamareeb uga qeyb galay furitaanka shirka latashiga hayโ€™adaha D/G Galmudug.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka DFS Mudane Xasan Macalin ayaa Dhuusamareeb uga qeyb galay furitaanka shirka latashiga hayโ€™adaha Dowladda Galmudug ee…

GudahaWararka
September 23, 2024

Duqa Caasimadda oo guddoomiyay shirka Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolkaย  ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Guddoomiyasha Degmooyinka Gobolka…

GudahaWararka
September 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023