Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.
    March 26, 2026
    Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis muhiim ah 
    March 26, 2026
    Wasiiru Dowlaha Caddaaladda XFS iyo Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta oo kormeeray xarunta taliska asluubta
    March 26, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo booqday bukaanno askar ah oo ku jira cisbitaalka Xoogga
    March 26, 2026
    R/ Wasaare Xamsa oo xilalkii ka qaaday wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Batroolka iyo beeraha
    March 26, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.
GudahaWararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 26, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho-SONNA- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku soo qaadaan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Intii uu socday hawlgalkan, waxaa la dilay in ka badan 40 dhagarqabe oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta, halka tiro kalena lagu dhaawacay.

Deegaanka Mubaarak ayaa ka mid ah deegaannada istiraatiijiga ah ee bishii barakaysneed ee Ramadaan laga xoreeyay argagixisada, waxaana hadda ka socda dib-u-dhis iyo furista waddooyinka muhiimka ah ee ay argagixisadu horay u xireen.

Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska CXDS waxay sii wadi doonaan hawlgallada joogtada ah ee ka dhanka ah Khawaarijta, si loo xaqiijiyo amniga shacabka loogana ciribtiro argagixisada goob kasta oo ay isku dayaan inay gabbaad ka dhigtaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.

Muqdisho-SONNA- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay…

March 26, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah

Muqdisho-(SONNA)-Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir…

GudahaWararka
March 19, 2024

Wasiiru Dowlaha Beeraha iyo Waraabka XFS oo shir uga qeyb galay Magaaladda Addis Ababa

Muqdisho,(SONNA):-Shirkan oo heer Wasiir ahaa oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu ansaxiyo labada…

GudahaWararka
June 22, 2023

Akhriso: Qodobbada looga dooday shirweynahii aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka

Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, intii uu socday waxaa la isku waydaarsaday doodo cilmiyaysan oo…

GudahaWararka
June 5, 2023

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo soo xiray kulan u dhaxeeyey guddiyo Farsamo oo ka kala Socday DFS iyo Midowga Africa “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Xuseen ayaa muqdisho ugu soo Xeray kulan Seddex Maalmood Socday oo u…

GudahaWararka
September 23, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023