Ciidamo ka tirsan Maanulka Puntland PSF ย ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay dhulka buuraleyda ah ee Gobolka bari, halkaas oo ay dagaal ku qaadeen Xubno ka tirsan Daacish.
War kasoo baxay Taliska Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka sigaar ah looga fuliyay deegaannada Tuurmasaale iyo Camayra ee Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari,isla markaana dagaal deegaannadaasi ka dhacay ay ku dileen 20 ka tirsan dagaalamayaasha Daacish.
Waxaa sidokale Qoraalka lagu sheegay in dad kale lagu dilay uu ku jiray sarkaal sare ooย ajanabi ah oo kooxda Daacish u qaabilsanaa tabbarada,xiriirka caalamka, iskuna xiri jiray sida la sheegay Daacishka Soomaaliya iyo kuwa ka dagalama caalamkaย ee soomaliya jogaย ilaa 2014-kii sida warkaasi kazoo baxay sarakiisha howlgalka hoggaamineysay.wxana sidokale howlgalkaa lagu bur buriyay xarun keed u ahayd kooxda Daacish..