Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ciidamada Itoobiya oo xasuuq u geystay toboneeyo ka soo jeeda gobolka Amxaarada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ciidamada Itoobiya oo xasuuq u geystay toboneeyo ka soo jeeda gobolka Amxaarada
CaalamkaWararka

Ciidamada Itoobiya oo xasuuq u geystay toboneeyo ka soo jeeda gobolka Amxaarada

By Khadar Mahdi
Last updated: February 29, 2024
2 Min Read
Share

Bahir Dar, (SONNA):- Dad goob-joogayaal ah ayaa ka waramay xasuuq ay ciidmada Itoobiya ka geysteen magaalada Merawi oo 30 km dhanka Koonfur uga beegan magaala madaxda gobolka Amxaarada ee Bahir Dar.

“Waxay ahayd wixii ugu xumaa ee aan abid la kulmo nolosheyda,” ayuu yiri mid ka mid ah goobjoogayaasha xasuuqa, isaga oo intaasi ku daray: “Waxa kaliya ee aad ku qiyaasi karto falalka naxariis darrada ah ee nuucaan ah, waa filimada naxdinta leh oo kale.”

Goob-joogayaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay rag isagu jira waayeelo iyo dhallinyaro ay kala soo baxeen guryaha iyo maqaayadaha, iyagoo garaacaya, kadibna ay ku toogteen waddooyinka 29-kii bishii January ee lasoo dhaafay.

Dadka ay ciidamada Itoobiya si bareer ah u toogteen ayaa lagu qiyaasay inta u dhaxeysa 50 ilaa 100 rag ah. “Waxaan tiriyey ugu yaraan 50 mayd oo lagu dilay hal meel, oo uu ku jiro walaalkay,” ayuu yiri goobjooge. 

Jabhaddda Amxaarada ee loo yaqaano Fano ayaa tan iyo bishii April ee la soo dhaafay la dagaalamaysay ciidamada Itoobiya, kadib markii ay xukuumadda dalkaas si xun ula dhaqantay dadka deegaankooda kasoo jeeda. 

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa bishii August ee 2023 ku dhawaaqay bandow si loo caburiyo dadka, lana qaboojiyo kacdoonka looga soo horjeedo Dowladda Dhexe ee ka billaawday Gobolka Amxaarada. 

“Dilalka aan loo meel dayin ee loo geysto dadka rayidka ah ayaa sii hurinaya naceybka loo qabo Dowladda. Isla xisaabtan la’aanta ka jirta Itoobiya ayaa sii  dhiirigelineysa dembiilayaasha,” ayay tiri Hay’adda Amnesty International.

In kasta oo ay adag tahay in si buuxda loo helo faahfaahinta xasuuqa ka dhacay Merawi ka dib markii uu Abiy Axmed ka jaray isgaarsiinta, hadana waxaa soo baxaya macluumaad iyo caddeymo anfariir geliyay dunida iyo Hay’adaha ka shaqeeya xuquuqda aadanha. 

Hay’adda Amnesty International iyo wadamada reer galbeedka ayaa ku baaqaya in baaritaano lagu sameeyo xasuuqa ka dhacay Merawi, si loo maxkamadeeyo mas’uuliyiintii ka dambeysay xasuuqa sidoo kalena ay caddaalad u helaan qoysaskii dadkooda la laayay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Galgaduud

Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa qasaara ba’an gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab, kadib howl-gallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanno ay ka…

GudahaWararkaWargayska
June 20, 2021

Dagaal Khawaarijta looga dilay 15-xubnood oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Beledweyn, (SONNA): Ciidanka Xooga Dalka gaar ahaan Ururka 39aad guutada 5aad qeybta 27aad iyo ururka 10aad ee Gorgor iyo dadka…

GudahaWararka
July 19, 2024

Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar

Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha…

Gudaha
February 7, 2025

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer kutagay xarunta hubinta tayada dhismaha ee Gobalka Banaadir “SAWIRRO”

Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Dowladda hoose ee Xamar kuqaabilay…

GudahaWararka
July 25, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023