England(SONNA)-Laacibkii hore xulka qaranka France ee Louis Saha ayaa shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo awooda ciyaareed ee kooxda Manchester ...
Manchester (SONNA)-Manchester United ayaa weyn doonta adeegyada laba ka mid ah xiddigaheeda kuwaasoo muhiim u ah qorshaha tababare Ole Gunnar Solskjær, kahor kulanka soo aadan ay c...
Barcelona(SONNA)-Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa maanta gudoomay abaal-marinta Golden Boot ee ah ciyaaryahanka ugu goolasha badan Yurub x...
England(SONNA)-Liverpool ayaa u muuqata inay ku socoto wadaddii ay ugu guuleysan laheyd horyaalka Premier League markii ugu horeysay tan iyo tan iyo 1990-kii.
Macalinkii hore ko...
Madrid(SONNA)-Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid, Luka Modric ayaa wajahaya dhowr isbuuc oo uu garoomada ka maqnaan doono kaddib markii uu dhaawac soo gaaray.
Luka Modr...
Naples(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqeyso soo xero-gelinta daafaca dhexe ee Barcelona, Samuel Umtiti kaasoo ay u aragto bedelka Kalidou Ko...
England(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Tottenham ee ka dheesha horyaalka Premier League Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay la xiriirtay macallin Jose Mourinho.
Waxaa kordhaya w...
Turin(SONNA)- Macallinka kooxda kubadda cagta Juventus ee Maurizio Sarri ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu la soo saxiixdo saddex laacib labada suuq kala iibsi ee soo aaddan....
Brazil (SONNA)- Goolhaayaha reer Brazil iyo Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Neymar Jr uu noqon karo laacibka ugu fiican a...
Liverpool(SONNA)- Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare Jürgen Klopp ay haatan ka sameeneyso dhamaan tartamada kal...