Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Caalamka oo berrito u dabbaaldegaya xuska 24-ka Oktoobar ee dhaqangalinta Axdiga Q.Midoobay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka oo berrito u dabbaaldegaya xuska 24-ka Oktoobar ee dhaqangalinta Axdiga Q.Midoobay
Wararka

Caalamka oo berrito u dabbaaldegaya xuska 24-ka Oktoobar ee dhaqangalinta Axdiga Q.Midoobay

By Kulane
Last updated: October 23, 2020
2 Min Read
Share

Maamulka iyo Madaxda Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maalinimada berrito oo ku began 24-ka Oktoobar ay u  dabbaaldegaan xuska markii la saxiixay,isla markaana la dhaqan galiyay dukumiintiga aasaasiga ah ee  Axdiga Qaramada Midoobay.

Axdigaan waxaa lagu saxiixay Magaalada San Francisco 26kii Juun 1945 wuxuuna dhaqan galay 24 Oktoobar 1945,iyadoo dowladaha xubinta ka ahaa dagaalkii labaad ee dunida ay ka qeybgaleen heshiiska saxiixaas.

Markii la saxiixay qoraalka aasaasiga ah ee Axdiga Qaramada Midoobay ,waxaa soo ifbaxay xeerar iyo rajooyin aad u wanaagsan oo samatabixiyay dunidii xilligaasi oo aad u burbursaneyd.

Axdigu wuxuu dhigayey qodobo ay ka mid yihiin sidii loo badbaadin lahaa jiilalka mustaqbalka, wuxuu ku baaqayaa Ururka inuu ilaaliyo nabadda iyo amniga caalamiga ah; kor u qaadidda horumarka bulshada iyo heerarka nolosha, xoojinta sharciga caalamiga ah iyo  hormariyo xuquuqda aadanaha.

Xuska sanadkaan ee 75-guurada ka soo wareegatay aasaaska Axdiga,ayaa ku soo beegmay xilli ay caalamka ka jiraan caqabado waa weyn,taas oo ay u sii dheer tahay dhibaato caafimaad oo aan horay loo arag sida cudurka faafa ee COVID-19,kaaas oo saameyn dhaqaale iyo mid bulsho keenay.

Xoghayaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Dalka Soomaaliya Mr.Janed Swan ayaa sheegay in xuska sanadkaan uu sidoo kale ku soo beegmaya waqti muhiim ah oo Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso doorashooyin, iyadoo dalalka daneeya ay si wada jir ah u wada shaqeynayaan ,isla markaana dib u eegis lagu sameynayo  dastuurka iyo howlaha kale ee gacan ka geysan kara horumarinta mudnaanta qaranka, dib u habeynta dimuqraadiyadda iyo ilaalinta xorriyadda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/wasaaraha Talyaaniga oo Telefoonka ugu soo hambalyeeyey Madaxweynaha JFS 60-guurada xoriyadda

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte oo xiriir dhanka telefoonka ah lasoo sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

Wararka
July 2, 2020

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Soomaaliland

Hargeysa-(SONNA)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Xisbiga Waddani, isagoo helay…

GudahaWararka
November 19, 2024

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga Itoobiya

Muqdisho(SONNA):-Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada…

GudahaWararka
September 8, 2024

Galamudug oo War ka soo saartay Is-risaaseyn dhexmartay Ciidamada Ilaalada Xeebaha iyo Markab shisheeye

Muqdisho(SONNA):-Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah…

GudahaWararka
April 13, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023