Qeybaha bulshada ee ku nool magalada beledweyn aya soodhaweyay dib udayactirka lagu sameynaayo wadooyinka dhex mara magalada B/weyne
Bulshaad aya shegay in tani ay wax badan kabadali donto bilicda magalada iyo isusocodka dadka iyo Gadiidka oo dhib badan ku qabay wadoyinkaasi
magaalada B/weyna ayaa inta badan waxa ka dhaca fataahad uu sameyo wabiga shebeele kaa bur-bur u geeysatay wadooyinka magaalada dhexmara waxana maamulka iyo shacbka oo is kaa shanay ay u istageeyn in ay wadooyinkaa ay dayactirtaan kuwaa oo hada marayay meel gaba gaba ah