Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.
    February 28, 2026
    Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed
    February 27, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 27, 2026
    Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban qaabisay haya’adda shaqaalaha Adduunka
    February 27, 2026
    Guddoomiyaha SODMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dhuusamareeb
    February 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Mareykanka iyo Israa’iil oo duqeymo ka geystay Iiraan
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”
MaqaalladaWararka

Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”

By SB
Last updated: March 28, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”

Kooxda khawaariijta ee caadaysatay dilka iyo gumaadka shacabka Soomaaliyeed ayaa markasta shacabka Soomaaliyeed kula kaca falal ka baxsan dhaqanka islaamka oo bahalnimo ah kooxdan oo gabalkoodu dhacay ayaa markasta si budhcadnimo ah u geysta falal ay is leeyihiin waad ku cabsi gelin kartaan shacabka Soomaaliyeed.

Deegaanada kooxdani falalka bahalnimo ka geystay waxa ka mid ah deegaanka Daaru-niciim oo ka tirsan degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe,weerar fulaynimo ah oo dhowaan kooxdani kusoo qaaday deegaankan ayey ku dileen hooyo Xaawa Maxamuud Calasow oo ka mid ahayd dadka deegaanka.

Warbaahinta qaranka oo booqatay deegaanka daaru-niciim ayaa la kulantay Axmed Nuur Cabdillaahi oo ah 13 jir kooxda khawaariijtu si arxan daran ugu hor dileen hooyadiis Xaawa.

Axmed oo warbaahinta qaranka uga waramay dhacdadii naxariis daradda ahayd ee lagu dilay hooyadii oo uu goob joog ka ahaa ayaa yiri” lugta ayey xabad uga dhufteen ka dib garabka ayaan soo qabtay aqalka ayaan soo galay,ka dib dhiigii ayey soo daba raaceen albaabka ayey nagu soo garaaceen waan ka furi waynay xoog ayaanay kusoo jabiyeen guddaha aqalka markii soo galeen hooyo ayey madaxa shan xabo uga dhufteen” hooyo Xaawa waxay mudo dheer deganad deegaanka.

Sida ay ogaatay warbaahinta qaranku hooyo Xaawa waxa dilay xubno ehelkeeda ahaa oo ka tirsanaa kooxaha khawaariijta sida uu warbaahinta qaranka u sheegay Cabdi Taakow oo ah hoggaamiyaha Ciidanka deegaanka “wax aan naqaanaa kuwa soo weeraray iyo kuwa horjoogayaasha u ahaa oo deegaankaan u dhashay,waxa ka mid ahaa ninkii nabaddoonka deegaanka sheeganayey oo lagu magacaabo Cali Joodax, waxa ka mid ahaa ninkii ay Ruun-nirgood u magacaabeen ee la dhaho Daahir,waxa ka mid ahaa ninkii ugu magacownaa Khawaariijta Ceel-bacad oo halkan ku dhintay.”ayuu yiri Cabdillaahi.

Kooxda khawaariijta ayaa caadaysatay gaadmada iyo in ay ku kacdo falal bahalnimo oo ay uga gol leedahay cabsi gelinta shacabka Soomaaliyeed taas oo ay markasta kala kulmaan guul darro joogto ah,deegaanka Daaru-niciim oo kooxda khawaariijtu dhowaan soo weerartay ayey kala kulmeen jab xooggan ka dib markii ay weerar xooggan ku qaadeen Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deegaanada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mareykanka iyo Israa’iil oo duqeymo ka geystay Iiraan

Israa'iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay…

February 28, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo asteysay qabashada shirweynaha Dhammeystirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

Midship,(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa u asteysay xilliga qabashada Shirweynnaha dhamaystirka dhismaha Dowlad Goboleedka…

GudahaWararka
June 29, 2025

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka…

GudahaWararka
April 26, 2023

Taliska ciidanka xoogga oo ka warbixiyay howlgal lagu dilay in ka badan 80 Khawaarij ah oo gobolka Mudug

Muqdisho (SONNA) In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga dalka…

GudahaWararka
February 21, 2023

Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah…

GudahaWararkaWaxbarashada
March 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023