Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Akhriso: Nuxurka kulankii wasiirada Qorsheynta heer Federaal & heer dowlad G/boleed+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Akhriso: Nuxurka kulankii wasiirada Qorsheynta heer Federaal & heer dowlad G/boleed+sawirro
Wararka

Akhriso: Nuxurka kulankii wasiirada Qorsheynta heer Federaal & heer dowlad G/boleed+sawirro

By Kulane
Last updated: July 24, 2020
2 Min Read
Share

Dhuusa-mareeb (SONNA) Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo hormarimta dhaqaalaha dalka Amb Gamal Mohamed Xasan ayaa  guddoomiyay shirka golaha hormarinta qaranka kaasi oo ay ku mideysanyihiin Wasiiradda qorsheynta dowlad goboleedyada iyo wasiirka qorsheynta qaranka oo ay marti galisay wasaaradda Qorsheynta Galmudug, waxaana Shirka goobjoog ka ahaa wasiiradda Qorsheynta dowladd Gobaleeedyada iyo madaxda Wasaaraddaha.

Shirka ayaa looga hadlay dar-dargalinta  qorshaha horumarinta qaranka, Xoojinta wada shaqeynta wadaaradaha, mashruuca fulinta mashruuca ILED  iyo fulinta unukyada muhiimka ah ee dalka muhiimada u leh, Sida wax ka qabashada abaaraha, fataahadaha iyo xal u helinta barakacayaasha.

Shirka ka horeeyay ayaa ka qabsoomay magaalada muqdisho kaasi oo lagu ansaxiyay qorshaha horimarinta qaranka diyaarintiisa oo dowladda Soomaaliya wadatashigiisa soo waday muddo Sanad ah kaai oo si ballaaran wadatashi lagala yeeshay ummadda Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka.

 

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Amb. Gamal Mohamed Hassan oo furay shirka ayaa soo dhaweeyay wasiirada Qorsheynta Galmudug iyo Hirshabeele oo ah labo qof oo dhawaan loo magacaabay xiliga.

Sidoo Wasiir jamaal ayaa bogaadiyay dadaallada Shaqada socota oo ay ka mid tahay fulinta qorshaha horumarinta qaranka, fulinta ILED, isla markaana In xoogga la saaro wax ka wada qabashada arrimaha fataahadaha oo qabyo ka mid ah Koonfur galbeed ka dhacday.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan isugu nimaano kulaan waxaana loo baahanyahay inaan inaan iska kaashanayo sidii aan wax uga qaban laheyn marxalada adag ee haatan ka taaganyahay Golaha shabeellaha dhexe iyo shabeellaha Hoose gaar ahaan Afgooye oo ka barakaceen inta badan qoysaskii ku noolaa” ayuu yiri wasiir jamaal Maxamed Xasan.

Golaha hormarinta qaranka waa mid ay sedexdii bil ay mar isugu yimaadaan Wasiirada qorsheynta dowlad goboleedyada iyo wasiirka qorsheynta dowladda dhexe waxaa Shirka Gabagabadiisa laysla qaatay Xoojinta tiirarka qorsheysan oo mihiimka u ah dalka sidoo kale waa kii ugu horeeyay oo ay yeeshaan tan iyo markii cudurka safmarka ah ee covid-19 dalka soo galay.

Wariye C/rashiid Nur Ibraahim 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)

Muqdisho (SONNA): Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera waxaa lagu daabacay warbixin qoto dheer oo uu qoray Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya,…

GudahaMaqaalladaWararka
July 23, 2025

Soomaaliya oo dib ugu biirtay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo ay ka maqneyd muddo 28 sanadood ah “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee…

Wararka
November 25, 2019

Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo ku baaqay in khawaarijta ay ka faa’ideystaan cafiska dowladda

Mas’uuliyinta Ciidamada Dowladda ee ku sugan deegaanka Hilowle gab oo dhaca xadka sh/dhexe iyo Gaalgaduud,ayaa ku baaqay in kooxaha khawaarijta…

Gudaha
January 7, 2023

Pakistan :Qarax ka dhacay Peshawar oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo

Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku dhimatay masjid ku yaalla magaalada Peshawar oo dhaca waqooyi-galbeed ee dalka Pakistan,ka dib markii…

Wararka
October 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023