Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika
    March 27, 2026
    Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Roma kaga qeybgalay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika
    March 28, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee  Dowladda Federaalka Soomaaliya
    March 27, 2026
    Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius
    March 27, 2026
    “Haa waan joojin karnaa” halkudhigga xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida
    March 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda
WararkaWargayska

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 7, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ku dhowaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta Warbaahin danabeedka.

Tababarkan oo socon doono muddo Todobaad ah ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Agaasimaha Telefishinka Qaranka, Faarax Salaad Dharaar, isagoo soo dhoweeyay Macallimiinta bixineysa tababarka oo ka socota hay’adda Vikes ee Dalka Findland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala oo furay tababarka ayaa hay’adda Vikes iyo Dowladdooda Finland ugu mahad celiyay sida naf-hurnimada leh ee ay ugu heellan yihiin tayada warbaahinta Soomaaliya iyo sida ay wax ugu beddeleen howlahooda. wuxuuna  ku dhiirrigeliyay shaqaalaha qaadanaya tababarka in ay ka faa’iideystaan fursadda Waxbarasho ee ay heystaan, taasi oo wax badan ka baddeli doonta wax soo saarkooda.

Mr; Beek oo ka mid ah Macallimiinta ka socota hay’adda Vikes ee Dalka Findland ayaa ballanqaaday in ay aqoontooda uga faa’iideyn doonaan shaqaalaha wasaaradda, isagoo sheegay in ay bari doonaan soo saarista Barnaamijyada qaar iyo warbaahin danabeedka oo uu si toos ah u quseeyo tababarka.

Agaasimaha Shaqaalaha iyo tababarrada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxiin Ciise Caddow ayaa shaqaalaha ka qeyb galay Tababarka kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan casharrada ay qaadanayaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY WADDADA ISKU XIRTA ISGOYSYADA DABKA IYO BAKAARAHA OO LAGU DHISAY CANSHUURTA SHACABKA

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga…

March 28, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir ku saabsan horumarinta wadooyinka oo Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay

Dhuusamareeb (SONNA): Wasiirka hawlaha guud iyo guriyeeynta dowladda FS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray…

GudahaWararka
September 25, 2025

Xukunka Dil ka dhashay Haweeney mareysay har hubin ah.

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey”…

GudahaWararka
August 28, 2024

Kulanka Golaha Shacabka oo Maanta ka furmaya Muqdidho

Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho. Ajandaha kulanka xildhibannada…

WararkaWargayska
August 8, 2020

Ciidanka Xoogga oo howlgallo miino baaris ah ka wada degmada Awdheegle

Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada AUSSOM ayaa maanta hawlgallo miino baaris ah ka wada magaalada Awdheegle ee Gobolka…

GudahaWararka
October 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023