Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Afhayeenka ATMIS oo ka hadlay ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee Madaxtooyada Qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Afhayeenka ATMIS oo ka hadlay ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee Madaxtooyada Qaranka
GudahaWararka

Afhayeenka ATMIS oo ka hadlay ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee Madaxtooyada Qaranka

By Khadar Mahdi
Last updated: December 17, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya ee loo yaqaan (ATMIS), ayaa 16 Sano ka dib ka guuraya xafiisyada madaxda & Madaxtooyada Qaranka.

ATMIS ayaa gabi ahaan isaga baxayso saldhigyada ay ku lahaayeen Madaxtooyada iyo Baarlamanka dalka.

Tallaabdan ayay dowladda Soomaaliya ku sheegtay in ay guul u tahay Qaranka Soomaliyeed, iyado oo ay Ciidamada Qaranka dusha laga saari doono masโ€™uuliyadda amni ee dhamaan xafiisyada ugu sareeyo dalka.

Afhayeenka Ciidamada ATMIS, Saidi Mwachinalo, oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in qorshaha ka bixitaanka ciidamada ATMIS ee dalka uu bilowday tan iyo markii la ansixiyay go’aankii Qaramada Midoobay in Ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo mas’uuliyadda amniga.

Afhayeenka ayaa sheegay in 3,000 oo askari oo ATMIS ah ay Ciidamada Soomaaliya wareejin doonaan xarumaha muhiimka ah ee dowladda oo ay ku jirto madaxtooyada ilaa 31-ka bishan December.

Wajiga labaad ayaa bilaaban doona bisha May ee sanadka soo socda 2024kii, iyadoo 3,000 oo askari ATMIS ay iyaguna ka bixi doonaan dalka.

Afhayeenka ayaa sidoo kale ka hadlay mowqifkiisa ku aaddan in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka, isagoo sheegay inay tahay tallaabo muhiim ah, gaar ahaan marka la eego dagaalka ay dowladda kula jirto Khawaarijta.

Wuxuu intaas ku daray in Ciidamada Soomaaliya ee tababarrada ku maqan ay heli doonaan hub casri ah oo ay uga awood sarreeyaan kooxaha argagaxisada ah markii uu usoo dhamaado tababarka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Booliska oo war kasoo saaray qarax qasaare geystay oo ka dhacay Muqdiho

Muqdisho-(SONNA)-Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in shan qof ay ku geeriyootay toban kalena uu dhaawac…

GudahaWararka
February 20, 2024

Raโ€™isulwasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Nuur Baaruud

Raโ€™isulwasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Nuur…

Wararka
February 17, 2021

Mexico :39 qof oo ku dhintay xarun lagu haayo dadka tahriibka ah

Ugu yaraan 39 qof ayaa dhintay,29-kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo,ka dib markii uu dab ka kacay xarun lagu hayo dadka…

Caalamka
March 28, 2023

Dowladda Soomaaliya oo hirgalisay xarunta ka digista halis-wadareedka iyo musiibooyinka

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta,…

Wararka
June 19, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023