Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo
    May 10, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Baydhabo ka daah-furay doorashooyinka isku sidkan ee Koonfur Galbeed
    May 10, 2026
    Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah
    May 10, 2026
    SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool
    May 10, 2026
    Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray
    May 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah
GudahaWararka

Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

By Abdulkadir
Last updated: May 10, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-Degaannada  Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka.

Dadweynaha ku nool Koonfur Galbeed ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta ee loo asteeyay doorashada oo ka dhaceyso 13- degmo oo ka kala tirsan gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Baydhabo ayaa ku dhawaaqey in si rasmi ah ay u bilowdeen doorashooyinkii isku sidkanaa ee Koonfur Galbeed.

Golaha Wakiillada
15 Urur Siyaasadeed
394 Musharrax,322 Rag ah,72 Dumar ah

Golaha Deegaanka

18 Urur Siyaasadeed
13 Degmo
1,297 Musharrax
1,022 Rag ah
275 Dumar ah

Cumar Abubakar Cumar (Cadaani), oo xubin ka ah Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegay in dhammaan goobihii loo asteeyay codeynta ee degmada Afgooye ay si habsami leh uga socoto doorashadu.

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada degmada Buurhakaba Cabdi Maxamed Xaaji oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa yiri:- “Doorashadu waxay u socotaa si caddaalad ah, bulshada codkooda dhiibanayane amaankooda si wamaagsan ayaa loo sugay.”

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa warbaahinta Qaranka la hadlay isaga oo ku jira safka codbixiyaasha ayaa dhankiisa sheegay si habsami leh ay u socoto codeynta shacabka degmada xudur.

Wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka ee ku sugan dhammaan degaannada ay doorashadu ka socoto ayaa soo sheegaya in si habsami leh uga bilaabatay goobaha qaar doorashada isku sidkan ee Wakiillada iyo Golaha Deegaanka,shacabkana ay u dareeren sidii ay codkooda u dhiiban la hayeen.

Shacabka reer Koonfur Galbeed ayaa maanta qoraya taariikh cusub, iyadoo muddo ka badan 57 sano kadib markii ugu horreysay ay si toos ah uga qeybgalayaan doorasho qof iyo cod ah, si ay u doortaan hoggaanka ay doonayaan.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo

Baydhabo (SONNA): Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka…

May 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Diyaar-garowgii shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka Qaran oo meel gabogabo ah maraaya

Muqdisho-(SONNA)- Diyaar-garowgii shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka Qaran ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka & Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu balansan…

GudahaWararka
May 19, 2021

Golaha Ammaanka oo lagu wado in ay u codeeyaan qaadidda cunaqabeynta hubka ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah u codeynaya in meesha laga saaro xayiraaddii ugu dambeysay ee…

Gudaha
December 1, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kulan la yeeshay xigeenka ergeyga QM

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay'adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA…

EnvironmentGudahaWararka
October 9, 2023

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Talisyada CXD iyo AMISOM ee Koofur Galbeed kala shiray Amniga iyo Howlgallada ka dhanka ah argagixisada “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay taliyeyaasha iyo saraakiisha…

Wararka
November 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023