Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne JFS” Waxaan ku boorinayaa shacabka K/Galbeed in ay si wanaagsan uga faa’ideystaan fursaddan dahabiga ah”
    May 9, 2026
    Ciidamada Booliiska Galmudug oo isku diyaarinaya sugidda amniga Doorashooyinka
    May 9, 2026
    Adeegyadii caafimaad deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta oo la soo celinayo
    May 9, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo gaaray Jowhar
    May 9, 2026
    Wasiir Fartaag” Dowladdu ma aqbaleyso in lagu xadgudbo amniga caasimadda
    May 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Adeegyadii caafimaad deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta oo la soo celinayo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Adeegyadii caafimaad deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta oo la soo celinayo
GudahaWararka

Adeegyadii caafimaad deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta oo la soo celinayo

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 9, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo sii wada gurmadka iyo taakuleynta shacabka ku nool deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta ayaa maanta dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad oo ka socda Hoggaanka Caafimaadka ee Taliska Taakuleynta u diray deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Kooxda caafimaadka ayaa bulshada deegaanka u sameeyay baaritaanno iyo daaweyn lacag la’aan ah, kadib markii cadowga Khawaarijta ah ay burburiyeen adeegyadii iyo kaabayaashii caafimaadka ee deegaankaas.

Muqdisho,(SONNA):- Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka caafimaad ee laga fuliyey deegaanka Mubaarak ayaa sheegay in Taliska Ciidanka XDS uu markasta garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu ka qeyb qaadanayo dib u soo kabashada adeegyada aas-aasiga ah ee ay burburiyeen kooxaha argagixisada ah.

Sidoo kale, Taliska Ciidanka XDS ayaa hore adeegyo caafimaad uga fuliyay deegaannada Sabiid, iyo Caanoole, Bariire iyo Awdheegle, halkaas oo shacabka deegaanka loogu sameeyay baaritaanno iyo daaweyn kala duwan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne JFS” Waxaan ku boorinayaa shacabka K/Galbeed in ay si wanaagsan uga faa’ideystaan fursaddan dahabiga ah”

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo saaray farriin ku saabsan doorashada berri…

May 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

200 oo Maxbuus oo ka Baxsaday Xabsi ku Yaalla Yugaandha

In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay xabsi ku yaala waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen,…

Wararka
September 17, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaal sare

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan…

GudahaWararka
September 25, 2024

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada lagu tallaalayo bulshada ee Caabuqa COVID-19

Muqdisho (SONNA)-Soomaaliya ayaa maanta ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka…

GudahaWararka
August 12, 2021

Ciidanka amniga oo ka hortagay koox amni darro ka fulin rabay degmada Baardheere

Muqdisho (SONNA) : Wasaaradda amniga dowladda FS ayaa sheegtay in ciidanka ammaanku ay ku guuleysteen ka hortagga koox qas-wadayaal ah…

GudahaWararka
February 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023