Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    March 9, 2026
    Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho
    March 9, 2026
    Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 9, 2026
    Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka
    March 9, 2026
    Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga
    March 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho
GudahaWararka

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

By Abdulkadir
Last updated: March 9, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo haween ka kala socday degmooyinka caasimadda.

Intii uu kulanku socday ayaa si weyn loo bogaadiyay guusha laga gaaray dhammaystirka dastuurka oo muddo dheer qabyo ahaa. Haweenkii ka soo qayb galay kulanka ayaa dowladda uga mahadceliyay dadaalka ay gelisay sidii loo dhammaystiri lahaa Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta iyo haweenkii ka hadlay kulanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay ku faraxsan yihiin dhammaystirka dastuurka, iyagoo ku ammaanay Dowladda Federaalka sida ay uga dhabeysay go’aankeedii ahaa in la dhammaystiro oo la ansixiyo dastuurka dalka.

Xildhibaan Saynab Caamir oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tiri:-

“Baarlamaanka aan ka tirsanahay, annagoo ku qanacsan ayaan ansixinay Dastuurka dalka.”

Sidoo kale Xildhibaan Canab, oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, ayaa tiri:
“Dastuurkii aan mar kasta qabyada ku maqli jirnay waa la dhammaystiray, dowladduna waa ku mahadsan tahay.”

Tan iyo markii xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen dhammaystirka dastuurka dalka, waxaa isa soo taraya hambalyada iyo bogaadinta ay shacabka Soomaaliyeed u jeedinayaan dowladda, taas oo dadaal badan gelisay sidii dalka uu u yeelan lahaa dastuur rasmi ah oo dhammaystiran.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas…

March 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Booliska oo maalintii 2-aad galay

Muqdisho (SONNA): waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada…

GudahaWararka
November 8, 2023

R/Wasaare Rooble oo isku badalay laba Wasiira oo ka tirsan xukuumadda

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen  Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista…

Gudaha
April 11, 2021

Qofkii aad dhahdo Asalaamu Caleykum, wuxuu qaadayaa dareen cabsi ah (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Asalaamu Caleykum macno ahaan waa duco, waana suno, waana ay wanaagsan tahay in qof kasta, qofka kale ku salaamo,…

GudahaMaqaalladaWararka
March 5, 2023

Baarlamaanka oo ammaanay qaabka lagu xulay shirkadaha adeegga ee xajka sanadkaan

Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan…

Gudaha
March 31, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023