Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”
    April 15, 2026
    Turkiga oo Soomaaliya u tababaraya hantidhowrayaal
    April 14, 2026
    Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo wakiilada beesha caalamka kala shiray arrimo muhiim ah
    April 14, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Sii hayaha wakiilka xoghayaha guud ee QM
    April 14, 2026
    Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo maanta si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.
    April 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
GudahaWararka

Taariikh nololeedka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

By SB
Last updated: January 29, 2026
2 Min Read
Share

TAARIIKH NOLOLEED.

Muqdisho(SONNA):-Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka.

Magaca: S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud
Jagada: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD)
Waayo-aragnimo: In ka badan 18 sano (tan iyo 2009)

Hay’ad: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

SOO KOOBID XIRFADEED

S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud waa sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuna takhasusay hoggaaminta ciidamada, qorshaynta istaraatiijiyadda, la-dagaallanka argagixisada, iyo maamulka difaaca,Wuxuu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo dhinacyada taliska, tababarka iyo iskuduwidda howlgalada amniga heer qaran iyo heer caalami ah.

WAXBARASHADA CIIDAN

• Koorso Sarkaal Ciidanka Lugta (Combat Infantry Officer Course) – Soomaaliya (2006–2007)

• Koorso Taliye Horin (Company Commander Course) (2010–2011)

• Koorso Taliye Urur (Battalion Commander Course) – Soomaaliya (2015–2016)

• Kulliyadda Saraakiisha (Staff College) – Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019–2020)

• Master Ciidan – Cilmiga Amniga (Military Master in Security Sciences) Jaamacadda Difaaca Turkiga (2019–2020).

WAXBARASHADA RASMIGA AH

• Shahaado Sare (Master Degree)  Cilmiga Siyaasadda & Xiriirka Caalamiga ah Jaamacadda Sabahattin Zaim, Turkiga

• Shahaado Jaamacadeed (Bachelor Degree) Maamulka Dadweynaha,
Jaamacadda Muqdisho, Soomaaliya.

XILALKII UU SOO QABTAY

• Taliyaha Taliska Taakulaynta (Sustainment Command), CXDS (2024–2026)

• Madaxa Shaqaalaha Qaybta Qorshaynta, Ciidanka Bariga Afrika (EASF), Nairobi (2022–2024)

• Madaxa Kabinetka Xafiiska Taliyaha CXD (2021–2022)

• Madaxa Maaliyadda & Maamulka (Chief J8), Taliska Guud (2019–2021)

• Ku-xigeenka Madaxa Hoggaanka Ciidanka (Deputy J1), Taliska Guud (2018–2019)

• Sarkaal Qorshaynta & Isku-dubaridka Amniga, Madxtooyada (2017–2018)

• Taliye Urur & Layli-saraakiisha, ku-simaha Taliyaha Kulliyadda (2015–2017).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qaranka”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta ka…

April 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Prof Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London

London  (SONNA)- Caawa waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Prof. Maxamed Daahir Afrax. Marxuumka ayaa ahaa guddoomiyaha guddiga…

GudahaWararka
October 9, 2021

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga difaaca iyo Amniga

Qaahira, Ogoosto 14, 2024 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay…

GudahaSiyaasaddaWararka
August 14, 2024

Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (SONNA) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa…

GudahaWararka
February 12, 2023

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta iyo qalabeynta ciidanka badda

Ankara-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS, Jeneraal Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan muhiim ah…

GudahaWararka
July 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023