Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga
    January 21, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Uganda oo mar kale la doortay
    January 21, 2026
    Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska lagu dhisay urur goboleedka IGAD
    January 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka iyo warbaahinta u diray hambalyo ku aaddan xuska maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Agaasimaha guud ee wasaaradda Gadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxda Shirkadda Horumarinta Cusub ee Muqdisho
    January 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka iyo warbaahinta u diray hambalyo ku aaddan xuska maalinta Warfaafinta Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka iyo warbaahinta u diray hambalyo ku aaddan xuska maalinta Warfaafinta Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shacabka iyo warbaahinta u diray hambalyo ku aaddan xuska maalinta Warfaafinta Soomaaliya

By SB
Last updated: January 21, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo diirran u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda warbaahinta, munaasabadda Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo ku asteysan xuska taariikhiga ah ee bilowga saxaafadda iyo qoraalka Af-Soomaaliga.

Wasiirku waxa uu tilmaamay in maalintan ay tahay mid xusuus gaar ah u leh ummadda Soomaaliyeed, maadaama ay ku beegan tahay soo bixitaankii wargeyskii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed, kaas oo door weyn ka qaatay faafinta aqoonta, wacyigelinta bulshada iyo horumarinta fikirka guud ee shacabka. Sidoo kale, maalintan ayaa lagu xusaa bilowgii qorista Af-Soomaaliga, taas oo saldhig u noqotay kobaca warbaahinta, waxbarashada iyo isku xirka bulshada Soomaaliyeed.

Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa carrabka ku adkeeyay in warbaahinta Soomaaliyeed ay door lama huraan ah ka qaadatay difaaca qaranimada, mideynta shacabka, faafinta runta iyo la dagaallanka wararka marin-habaabinta ah.

Waxa uu xusay wasiirku in saxaafad masuul ah ay tahay tiir muhiim u ah dimuqraadiyadda, isla-xisaabtanka iyo horumarka dowladnimo.

Wasiirka ayaa ugu baaqay bahda warfaafinta in ay sii xoojiyaan anshaxa suxufinimo, xaqiijinta xogta, iyo u adeegidda danaha guud ee ummadda, isaga oo sheegay in dowladda ay ka goโ€™an tahay taageeridda xorriyadda hadalka, horumarinta xirfadaha saxaafadda iyo ilaalinta badbaadada wariyeyaasha.

Ugu dambayn, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa dhammaan wariyeyaasha, qorayaasha, tifaftirayaasha iyo guud ahaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed u rajeeyay guul, horumar iyo midnimo, isaga oo xusay in Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed ay tahay fursad dib loogu milicsado taariikhda, loogana shaqeeyo mustaqbal warbaahineed oo hufan, wacyigelin leh, kana tarjumaya danaha shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab),…

January 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijta oo lagu xasuuqay degaanka ceel Cali axmed

Muqdisho(SONNA):-Faah Faahinta Horjoogayaal sar sare oo Khawaarijta looga dilay Gobolka Shabeelada Dhexe Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Horjoogayaal…

GudahaWararka
February 22, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray jiidda hore ee dagaalka Khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan…

GudahaWararka
March 18, 2025

Hayaโ€™dda Qatar Charity oo gargaar gaarsiisay magalooyinka Dhoobleey iyo Ceel Barde

Muqdisho-(SONNA)-Hayaโ€™dda Qatar Charity ayaa raashin u qaybisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay Magaalooyinka Dhoobleey oo ka tirasan…

GudahaWararka
February 10, 2022

Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey kulankii hoggaanada Booliiska

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir gudoomiyey kulanka todobaadlaha ee hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa…

GudahaWararka
July 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023