Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka gaashaandhigga XFS oo xaqiijiyey hawgalo lagu dilay horjoogeyaal khatar badnaa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka gaashaandhigga XFS oo xaqiijiyey hawgalo lagu dilay horjoogeyaal khatar badnaa
GudahaWararka

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo xaqiijiyey hawgalo lagu dilay horjoogeyaal khatar badnaa

By SB
Last updated: January 3, 2026
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi oo goordhowed la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalo is xig xigay oo Ciidanka qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ahi ka fuliyeen gobolada dalka.

Wasiirka ayaa ugu horayn xaqiijiyey in la khaarajiyey horjooge sare Eng Cabdullaahi Cismaan Maxamed Abuukar oo loo yaqaanay kooxda guddaheeda( Eng Ismaaciil) kaas oo kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa qaraxyada,amniga guddaha iyo hawlgalada dibadda ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubadda dhexe halkaas oo xarun u ah kooxda khawaarijta ahna goobta khawaarijta ku bixiso tababbarada ay siiso naftood haligeyaasha, Eng Ismaaciil ayaa loo diyaarinayey inuu noqdo horjoogaha bedeli doona horjoogaha khawaarijta Axmed Diiriye.

Qaraxyada uu fuliyey Eng Ismaaciil ayaa waxa ka mid ahaa qaraxii ceelgaabta ee ka dhanka ahaa madaxweyanaha qaranka,weerarkii godka jilacow,qaraxii ka dhacay kuliyadda jaalle Siyaad, qaraxii Zoobe 2017,hargaha iyo saamaha iyo qaar kale oo badan kuwaas oo lagu halaagay kumanaan shacab ah oo waxba galabsan.

Horjoogaha labaad ee hawlgalkan lagu dilay ayaa ah Cabdikariim Maxamed Xirsi Qoorleex,ninkan ayaa ka tirsanaa qaybta Khawaarijta u qaabilsanaa qaybta dibedda isagoo hawlgalo argagixiso ka fulin jiray dalalka dariska intii ninkan la dilay waxa kooxdka khawaarijta ku dhacay khal khal iyo isku dhex yaac baahsan taas oo khatar gelinaysa jiritaankooda.

Wasiirka gaashaandhigga ayaa si weyn ugu mahadceliyey Hayaโ€™adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo keentay xogta horjoogeyaashan wasiirka ayaa sidoo kale u mahadceliyey hawlgalka la dagaalanka argagixisadda ee dowladda Maraykanka.

Dhinaca kale wasiirka wuxuu xaqiijiyey in hawlgal xalay ka dhacay deegaanka Buulla-fuleey ee gobolka Baay lagu dilay 20 horjooge sidoo kalena lagu burburiyey Idaacadii dadka lagu marin habaabin jiray ee kooxda khawaarijta ee Andulus,wasiirka ayaa sidoo kale xaqiijiyey in shalay weerar ka dhacay Wargaadhi Khawaarijta looga dilay in ka badan 20 sidoo kale laga dhaawacay 30 halkaas oo si weyn loogu jabiyey khawaarijta,wasiirka ayaa dhinaca kale xaqiijiyey in ciidanka Dowladda goโ€™doomiyeen 500 oo khawaarij ah oo ku jira meel u dhow Jabad Godane kuwaas oo dowladda ugu baaqday in ay isa soo dhiibaan hadii ay isa soo dhiibi waayaana dowladda soo afjari doonto maalmaha soo socda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne isugu jira qeybaha Bulshada, waxayna madaxda hay'addaha u xil-saaran dastuurka ka dhagaysteen warbixin…

GudahaWararka
December 10, 2024

SSC Khaatumo oo dowladda FS ku wareejisay maxaabiis la cafiyey

Muqdisho (SONNA): Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii…

GudahaWararka
April 15, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeer ku sameeyay qeybta Saalada Isbitaalka Xooga dalka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu weliyo taliye ku-xigeenka ciidanka Xooga dalka…

Wararka
April 3, 2023

Guddoomiyaha golaha shacabka BFS oo lagu soo dhoweeyay Nairobi

Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur"Aadan Madoobe" iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya,…

GudahaWararka
May 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023