Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar aqoonkororsu ah usoo xiray qaar kamoid ah gabdho ka socday Ciidanka Booliskaee ย Soomaaliyeed.
Tababarkaan oo socday muddo sagaashan maalmood ayaa waxaa lagu bartay duruus kala duwan oo la xiriirtay xirfadaha amni ee la doonayo in ay ka soo dhalaalaan ciidanka,gaar ahaan gabdhaha.
Wasiirk Fartaag ayaa boogaadiyay doorka muhiimka ah ee haweenku ka qaadanayaan sugidda amniga iyo dhismaha hayโadaha amniga dalka,isagoo kula dardaarmay gabdhaha tababarka dhammeystay inay si daacad ah ugu adeegaan dalkooda iyo bulshadooda, isla markaana ay Qaranka uga faaโiideeyaan aqoonta iyo xirfadaha ay tababarka ku soo qaateen .