Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Qoyska oo daahfurtay ololaha 16-ka Maalmood ee la dagaallanka tacadiyada loo geysto Haweenka
    November 25, 2025
    NISA oo hawlgal ku dishay horjoogihii khawaarijta u qaabilsanaa Qaraxyada Shabeellaha hoose
    November 25, 2025
    Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya
    November 25, 2025
    Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad
    November 25, 2025
    Shirweynaha Haya’adda NIRA oo maalintii labaad ka socda Muqdisho
    November 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
Reading: Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiirka Maaliyadda oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya

By Axmed
Last updated: November 25, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca Soomaaliya” Productive, Resilient, and Inclusive Growth” oo uu Bangiga Adduunka ku maalgelinayo lacag dhan $105 milyan.

Mashruucan, oo dhaqangalay 6-dii Agoosto 2025, wuxuu diiradda saaraya kobcinta dhaqaalaha dalka, taageeridda ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo abuurista fursado shaqo, isaga oo wax ka qabanaya caqabadaha hor taagan horumarka dhaqaale.

SPRING waxaa hoggaaminaya Wasaaradda Maaliyadda iyada oo loo marayo Qaybta Hirgelinta Mashruuca (PIU), waxaana la shaqaynaya hayโ€™adaha muhiimka ah ee dhaqaalaha, oo ay ka mid yihiin:

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya โ€“ dib-u-habeynta nidaamka maaliyadeed,

FRC โ€“ xoojin nidaamyada AML/CFT,

Barnaamijka Gargaara โ€“ kor u qaadista maalgelinta MSMEs,

NIRA โ€“ hirgelinta Aqoonsiga Dijitaalka ah ee Qaranka,

Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha โ€“ tayaynta nidaamyada diiwaangelinta ganacsiga.

Iskaashigan hayโ€™adaha badan wuxuu dhisayaa saldhig dhaqaale oo casri ah, hufan oo u fudud ganacsatada Soomaaliyeed.

Mashruuca SPRING ayaa lagu qiimeeyay inuu si dhab ah uga qayb qaadanayo horumarinta deegaanka ganacsi, xoojinta nidaamka maaliyadeed, iyo kordhinta fursadaha maalgelin ee dalka, isaga oo dhisaya mustaqbal dhaqaale oo waara oo u furan bulshada Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Qoyska oo daahfurtay ololaha 16-ka Maalmood ee la dagaallanka tacadiyada loo geysto Haweenka

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa maanta magaalada…

November 25, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Dowladda Maraykanka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madax…

GudahaWararka
February 16, 2024

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka oo saxiixay heshiis muhiim ah

Muqdisho-(SONNA)-Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee…

GudahaWararka
May 10, 2023

Safiirka JFS ee Masar oo booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta.

Muqdisho (SONNA)-Safiirka J.F.S ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta…

GudahaWararka
December 30, 2021

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, mudane Xasan Macallin iyo Agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta, Ms. Marina Walter, oo booqasho…

GudahaWararka
October 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023