Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Hans Lundquist,
Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.