Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxwaynaha Bangaladesh oo aqoonsiga danjire ka guddoomay safiirka Soomaaliya
    November 26, 2025
    Golaha Shacabka oo yeeshay kalfadhigoodii 15-aad
    November 26, 2025
    Guddoomiye Mungaab oo ka qayb galay Shirka Ururka Magaalooyinka Carabta
    November 26, 2025
    Ra’iisulwasaaraha XFS oo Axmed Xasan u magacaabay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda
    November 26, 2025
    Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
    November 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wanlaweyn oo lagu soo gaba gabeeyey tababbar loo qabtay Shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wanlaweyn oo lagu soo gaba gabeeyey tababbar loo qabtay Shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha
GudahaWararka

Wanlaweyn oo lagu soo gaba gabeeyey tababbar loo qabtay Shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

By Axmed
Last updated: August 28, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeyey Degmada Wanlaweyn tababar loo qabtay shaqaalaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka. Tababarkaan, oo socday muddo lix maalmood ah, waxaa ka faaโ€™iideystay dhalinyaro aqoonyahanno ah oo si hufan loogu soo xulay howsha diiwaangelinta codbixiyayaasha Degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoos yimaada ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Farxiyo Maxamed Yuusuf, oo ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa tababarka soo xirtay, iyadoona sheegtay in dhalinyarada ay diyaar u yihiin fulinta waajibaadka qaran ee loo idmaday.

Dhalinyarada maanta tababarka loo soo xiray ayaa la kala geyn doonaa xarumaha ay ku shaqeyn doonaan, iyadoo maalinta Sabtiga ah la filayo in gudaha Degmada Wanlaweyn si toos ah looga furo goobaha loo asteeyey in lagu diiwaangeliyo doorashada qof iyo codka ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025

Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay…

November 26, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho ka daahfuray aqoon isweydaarsi

Muqdisho (SONNA):- Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka daahfurtay magaalada Muqdisho aqoon isweydaarsi la xiriira…

GudahaWararka
November 6, 2023

kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Dood wadaagaan oo ahaa mid looga Hadlayay sida xal-waara looga gaari lahaa colaadaha kusoo laa laabta deegaanada gobalka Mudug…

Wararka
June 17, 2020

Wasiirka Arrimaha dibedda oo QM kala hadlay xaaladda Carruurta Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa kulan…

GudahaWararka
June 6, 2023

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay saldhigyadii Khawaarijta ka…

GudahaWararka
July 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023