Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hayโ€™adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hayโ€™adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š
GudahaWararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š

By SB
Last updated: May 24, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Waxaa Magaalada Algerias ee caasimadda dalka Algeria lagu soo gabagabeeyay shirka Bangiga Horumarinta Islaamka oo sanad waliba xiligaan oo kale la qabto, waxaana sanadkaan Dowladda Soomaaliya uga qeyb galay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Algeria.

Kulanka loo dhayahay ee Bangiga ayuu khudbad kooban ka jeediyay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige, isagoo qudbadiisa diiradda ku saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo Dowladdu ay galisay dadaal xooggan. Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa ka soo qeybgalayaasha shirka oo isugu jiray Wasiiro iyo Safiiro matalayay dalalkooda waxa uu u xaqiijiyay deyn cafintii kadib tilaabooyinka guusha ah ee ay Dowladdu qaaday iyo sida ay dalalka kale cashar uga baran karaan hannaanka dib-u-haneynta Maaliyadda dalka oo horseeday in adduunku u aqoonsado guul maaliyadeed oo taariikhi ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda oo waxyeello u geystay Al-Shabaab ย 

Muqdisho:(SONNA)-War saxaafadeed ka soo baxay Howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay fashiliyeen weerar dhowr jiho ah oo Al-Shabaab ku soo…

Wararka
May 17, 2020

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay lacag dhan ย $55 oo lagu kabay miisaaniyadda dowladda

Muqdisho:SONNA)-Wasiirka Maaliya xukumada Soomaaliya ย mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beeyle ayaaย  soo dhaweeyay lacag dhan ย $55 milyan oo ah Caawimaad loogu talagalay…

Wararka
June 24, 2020

Israel oo cagaf-cagaf ku aasay dad aan hubeysneyn oo ay ku dileen Gaza

Muuqaal ay heshay Aljazeera ayaa muujinaya ciidamada Israel oo tooganaya,isla markaana cagacagaf ku aasaya rag Falastiini ah oo aan hubeysneyn,kuwaas…

Caalamka
March 28, 2024

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ciidanka ku bogaadiyey howlgalka sifaynta khawaarijta

Dhuusamareeb(SONNA):-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Ciid Daahir ayaa fariin Hambaliyo u diray guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar…

GudahaWararka
September 17, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023