Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkigaย 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkigaย 
GudahaWararka

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkigaย 

By SB
Last updated: May 23, 2025
3 Min Read
Share

Ankara(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar ( Cadaala) iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban Ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha Mudane Cabdirisaaq Cali Ibraahim, Afhayeenka Xukuumadda ahna Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’isulwasaaraha Farxaan Maxamed Jimcaale, Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Maxamed Aadam Dugoow, Agaasimaha Istiraatiijiyada Warbaahinta Wasaaradda Warfaafinta Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdifitaax Daahir Jeyte iyo Lataliyayaal sare oo ka socda Xafiiska Madaxweynaha oo booqasho khibrad wadaag shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa xafiiskiisa ku booqday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mudane Prof. Burhanettin Duran oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga iyo Masโ€™uuliyiin ka socotay Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka ee Madaxtooyada Turkiga.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Turkiga Mudane Fatxudiin Cali Maxamed, waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, waxaa lagu adkeeyay isku xirka labada shacab iyo ladagaalanka dacaayadaha iyo been abuurka ka dhanka ah xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee labada dal.

Mudane Cabdiraxmaan Cadaala Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu mahad celiyay martigalinta dowladda Turkiga ee Wafdiga iyo abuuridda jawi khibrad wadaag heersare ah oo kor u qaadaya xiriirka labada dowladood ee dhinaca Warfaafinta.

โ€œ Waxaan ku faraxsanahay in halkaan naloogu soo dhaweeyay si fiican, aan yeelanay kulamo mirodhal ah iyo aqoon isweydaarsi, waxaan booqanay xarumaha Warbaahinta dalkan Turkiga oo ka mid ah kuwa ugu xooggan caalamka iyo Warshadda tiknoolajiyadda ee soosaarta agabka Difaaca ee Havelsan, waxaan u mahad celinaynaa si guud dowladda Turkiga, si gaar ah Agaasinka Warbaaahinta ee Madaxtooyada Turkiga iyo Hayโ€™adaha kale ee aanu kulanayโ€ ayuu yirri Wasiir Caddaala

Wasiir Ku xigeenka ayaa intaa ku daray in Iskaashiga Warbaahinta labada dal ay xilligani tahay muhiim, Soomaaliyana ay ka faaโ€™iidayso khibradda Turkigu u leeyahay Casriyaynta Warbaahinta, dhismaha aragtida dadweynaha, ka hortaga been abuurka iyo marin habaabinta

Prof. Burhanettin Duran, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyada Turkiye ayaa uga mahad celiyay wafdiga Wasiir ku xigeenka Warfaafinta imaashaha dalka Turkiga iyo kulamadii khibrad wadaag ahaa ee la yeesheen Hayโ€™adaha Warbaahinta Turkiga.

โ€œ Labada dal waxa ay leeyihiin calaaqaad qoto dheer oo ku dhisan iskaashi walaalnimo, iyo saaxiibtinimo, Arrinta xiriirka Warbaahinta waa jiha cusub oo aan doonayno in aanu iska kaashano maadaama ay jiraan xaalado wadajir ah oo ay wajahaan labada dal, sida qatarta marin habaabinta, been abuurka, casriyaynta Warbaahinta iyo Baraha Bulshada, waxaan doonaynaa in aan ku sii xoojinno xiriirkeena soojireenka ahโ€™ ayuu yirri Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda.

Wasiir Cadaala iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale booqday xarunta Agaasinka Maxaxtooyada Turkiga ee Xiriirka iyo Warbaahinta, wakaalada Wararka Turkiga ee Andulu, Xarunta Raadiyaha iyo Telefishinka Turkiga ee TRT iyo Xarunta shirkadda Havalson ee samaysa qalabka dagaalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka Maraykanka (CIA)

Muqdisho, (SONNA): Madaxweynaha ย Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Sirdoonka…

GudahaWararka
November 2, 2024

Israel ooย  Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

Duqeymaha cirka ee Israa'iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa…

Caalamka
November 1, 2024

Guddoomiyaha golaha shacabka oo sheegay in dowladdu ay ka goโ€™antahay kor u qaadista tacliinta

Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ay dowladdu…

GudahaWararka
June 12, 2024

ย Gobolka Banaadir oo Howlo buufin ah oo looga hortagaayo COVID-19 ka sameeyay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho,(SONNA)...Waaxda Caafimaadka iyo Gurmadka Deg-dega ee Dowlada Hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah oo loogu hortagayo Cudurka safmareenka…

Wararka
May 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023