Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: February 21, 2025
5 Min Read
Share

1-Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho, isagoo xusay ahmiyadda ay leedahay maalgelinta adeegyada caafimaadka oo baahi weyn ay u qabaan dadka Soomaaliyeed.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay shirka 38-aad ee Midowga Afrika ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Djibouti.
4-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Addis Ababa kula kulmey Raโ€™iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Cali.

5-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Geneva kulan kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO), Dr. Ngozi Okonjo-Iweala.
6-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Bandhiga Geeddi-Socodka Tayeynta iyo Ilaalinta Sumcadda Baasaboorka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

7-Kalfadhiga Baarlamanka Soomaaliya oo si rasmi ah u furmi doona 22-ka bisha Febraayo.

8-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabilay Ku-Simaha Safiirka Ethiopia ee Soomaaliya Ketema Haile Minuta.

9-Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa kaga qeyb galay shirka 23aad ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Geeska Afrika.

10-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya Mudane Maxamed Barre ayaa daah-furay mashruuca dhallinyarada iyo nabadda.

11-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa qaabilay Sii-Hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

12-In ka badan 130 Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgalo ka dhan ah argagixisada oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe.

13-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Rabat ee dalka Marooko kaga qayb galay furitaanka shirka 3-aad ee arrimaha dhulka ee Wadamada Carabta.

14-Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene),ayaa sheegay in dowladda iyo deeq bixiyaasha ay ka shaqeynayaan in la buuxiyo mashaariicdii ay hakisay USAID.

15- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Maxamed Aadan Macallin ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka fulinta Hawlgalka Mashruuca EA-RDIP, oo markii ugu horreysay lagu qabtay gudaha Soomaaliya.

16- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa qaabbilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alper AktaลŸ.

17- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Mudane Dr. Cali Xaaji aadan ayaa si rasmi ah u daahfurey Munaasabadda Ololaha wax ka qabashada xaaladda Kansarka Soomaaliya.
18- Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM ,Danjire Souef Mohamed El-Amine.

19- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Madaxa Dalalka Carabta ee Hayโ€™adda UNDP, Dr. Abdallah Al Dardari.

20- Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Xamsa Aadan Xaadow ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna Madaxa UNDP ee Waddamada Carabta Dr. Abdallah Al Dardari.

21- Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya Pirkka Tapiola.

22- Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa soo saartay sawirka iyo macluumaadka horjooge Cabdullaahi Xasan Cabdi oo Khawaarijta u qaabilsan arurinta lacagaha baadda ah gobolka Banaadir.

23- Hayโ€™adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa xarigga ka jartay xarunta cusub ee Hayโ€™addu ku yeelanayso degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.
24- Hawlgal Militari oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidanka Cirka ee Mareykanka (AFRICOM) oo ka dhacay degaannada Puntland ayaa lagu dilay 2 xubnood oo Khawaarijta Daacish ka tirsanaa.

25- Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey dardargalinta hawlaha xukuumadda.

26- Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa warqadaheeda aqoonsiga guddoonsiisay Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni.

========DHAMMAAD=========

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh: โ€œSoomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka โ€œAl-Arabiyaโ€ adkeysiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga…

GudahaWararka
September 17, 2025

15 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Shabeelaha dhexe

Jowhar-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka, NISA iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Xawaadley oo…

GudahaWararka
January 10, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyey Aljeeriya

Aljeris (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa galabta…

GudahaWararka
November 10, 2025

Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga Dalka iyo Sarakiil uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Xudurย 

Muqdisho(SONNA);-Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga Dalka Generaal Xassan Baydhabo oo uu wehliyo Taliyaha guutada 9-aad G/le dhexe Yoonis Aadan Xasan…

GudahaWararka
October 20, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023