Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

By Khadar Mahdi
Last updated: December 11, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho, (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa saaka kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS).

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa waxaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Maxamed Cabdi Xayir Mareeye, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda. Intii uu halkaas ku sugnaa, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa ammaanay dadaalka wasiirka iyo shaqaalaha wasaaradda, gaar ahaan doorkii muhiimka ahaa ee ay ka qaateen Madashii Qorshaha Qaranka ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay.

Mudane Saalax ayaa sheegay in Wasaaradda Beeraha ay soo bandhigtay qorshayaal wax ku ool ah oo gacan ka geysan kara horumarinta dhaqaalaha dalka, isagoo ku boorriyay in la kordhiyo wax-soo-saarka beeraha si loo yareeyo saboolnimada, loona gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah.

Intii uu booqashada ku guda jiray, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa kormeeray waaxyaha kala duwan ee wasaaradda, oo ay ka mid tahay waaxda badbaadada dhirta iyo sheybaarka wasaaradda. Halkaas ayuu warbixin kaga dhageystay agaasimaha waaxda iyo qaar ka mid ah shaqaalaha sheybaarka, isagoo bogaadiyay shaqada muhiimka ah ee uu sheybaarku u qabto dalka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo Wasiirka Beeraha ayaa balanqaaday in la horumarin doono sheybaarka si loo ballaariyo adeegyada uu bulshada u qabto.

Ugu dambeyntii, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka taageerada joogtada ah ee uu u fidiyo wasaaradda iyo beeraleyda Soomaaliyeed, isagoo carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta dowladdu la leedahay dadka beeraleyda ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo.(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…

GudahaWararka
December 18, 2024

Howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socda Galmudug iyo Hirshabeelle

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa shalay galab la wareegay deegaanno cusub oo horay…

GudahaWararka
December 18, 2023

Wasiirka Dekedaha XFS oo ka qayb galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah

Istanbul(SONNA(:-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS’ Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka…

GudahaWararka
June 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo sagootiyey ciidan ka qeyb-galaya wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
May 15, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023