Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalkaย  Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalkaย  Soomaaliya
Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalkaย  Soomaaliya

By Kulane
Last updated: December 6, 2024
5 Min Read
Share

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) oo lagu qabtey magaalada Arusha.

3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kala duwan kula yeeshay magaalada Arusha qaar ka mid ah madaxda Urur Goboleedka Bariga Afrika ee EAC.

4-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tacsi u diray qoyska iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Senator Maxamed Cali Yusuf Gaagaab.

5-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u magacaabey Marwo Hani Cabdi Gaas inay noqoto La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha.

6-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

7-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee naafada, isagoo xusay muhiimadda ay dowladda siineyso daryeelka iyo xaqiijinta xuquuqda dadka naafada ah.

8-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay masโ€™uuliyiinta u xilsaaran diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo ku dhawaad laba bilood ka socday Magaalada Muqdisho.

9-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

10-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum).

11-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa nasiib darro ku tilmaamey in maamulka Jubbaland uu isku dayayo hurinta colaado iyo weeraro lagu beegsado Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose.

12-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatey waxbarashada heerka labaad ee takhasuska isku-dhafka maareynta kheyraadka biyaha.

13-Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada uu ka geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

14-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef.

15-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka warbaahinta iyo maareynta shirarka dowladda u furay 40 xubnood oo ka socday xafiisyada xiriirka warbaahinta iyo dadweynaha ee hayโ€™adaha Dowladda Federaalka.

16-Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga ka Hortagga Lacag Dhaqista iyo La-dagaalanka Maalgalinta Argagixisada oo lagu qabtay Muqdishu.

17-Wasiirka Amniga Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa magaalada Belgrade kaga qeybgaley kulamo la xiriira arrimaha amniga iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Serbia.

18-Wasiirka Hawlaha Guud Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masโ€™uuliyiin ka socday Hayโ€™adda TIS Plus.

19-Kulan dadweyne oo looga hadlayey dhameystirka iyo dib u eegista dastuurka oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

20-Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis dowladda Faransiska ay ugu cafineyso Soomaaliya deyn qiimaheedu gaareyso 145.6 milyan oo doolaar ah.

21-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Marwo Khadija Mohamed Almakhzoumi iyo Wasiirka Xanaannada Xoolaha Xasan Xuseen Maxamed yaa ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee COP16, oo sanadkan lagu qabtay magaalada Riyad.

22-Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa ka qeybgaley xafladda daahfurka Xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta ee dhibaatooynka ka dhaca badaha Soomaaliya.

23-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa doortay hoggaankiisa iyadoo Cabdikariim Axmed Xasan noqonayo guddoomiye, halka Saadaq Abshir Garaad uu ka noqonayo ku xigeen.

24-Ciidamada Qalabka Sida ayaa dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabaab, kadib hawlgal ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Dhexe.

25-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh (Fartaag), ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda Swizerland u fadhiya Soomaaliya, Mirko Giuliette, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashigaย  dhinacyada kala duwan ee labada dal.

26-Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in Ciidamada Badda ay si rasmi ah ula wareegeen amniga biyaha iyo dekedaha Soomaaliya.

27-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay saaxibadda caalamka loogana hadlayay iskaashiga arrimaha amniga.

28-Shir Cilmiyeedkii 1aad ee Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

29-Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay in ka badan 160 qof oo laga soo badbaadiyay xabsiyada dalka Libya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho,Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland & Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudaneย  xildhibaan Cali Yuusuf Cali - Xoosh iyo mas'uuliyiin…

GudahaWararka
May 13, 2024

Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay u adkaysiga cimillada

Addis Ababa-(SONNA)- Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir muhiim ah oo lagu qabtay Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis Ababa, kaas…

GudahaWararka
November 11, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Itoobiya

Addis ababa(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo…

GudahaWararka
February 17, 2023

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Ururka Caalamiga ah ee EMHPNET oo heshiis kala saxiixday

Amman-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo safar shaqo ku jooga magaalada Amman ee dalka Urdun,…

GudahaWararka
October 9, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023