Muqdisho(SONNA):-WARGELIN AMNI.
NISA waxa ay ku raad joogtaa dhagar qabaha sawirkiisu idiin muuqdo oo isticmaala magaca C/fitaax Xuseen Ibraahim Isaaq oo aan ahayn kiisa rasmiga ah, waxa uu ku eedeysan yahay in uu Qaraxyo soo galiyay Muqdisho.
Haddaba muwaadin haddii aad heyso xogta dhagar-qabahan la wadaag Hayโadaha amniga si looga hortago dhagartiisa, sidoo kalana ku guuleyso abaalmarin.
Waxaad la soo xiriiri kartaa lambarada hoos ku xusan:
Lambarka gaaban 199 ama +252770747474 ama +252620545454
*Dhammaad*