Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Deegaanka oo ka hadashay doorka Soomaaliya ee dhisadda Shabakadda Dalalka u Nugul Isbeddelka Cimilada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Deegaanka oo ka hadashay doorka Soomaaliya ee dhisadda Shabakadda Dalalka u Nugul Isbeddelka Cimilada
GudahaWararka

Wasiirka Deegaanka oo ka hadashay doorka Soomaaliya ee dhisadda Shabakadda Dalalka u Nugul Isbeddelka Cimilada

By Khadar Mahdi
Last updated: November 15, 2024
2 Min Read
Share

Bako, (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Madasha Sare ee โ€œ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐จ ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐๐ค๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ง๐š๐›๐š๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐œ๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š.โ€ oo lagu qabtay HIRKAN Room ee #COP29.

Wasiirka ayaa muujisay sida Soomaaliya ay u hoggaaminayso dadaallada lagu dhisayo Shabakadda Cusub ee Dalalka u Nugul Isbeddelka Cimilada iyo Dagaallada, iyadoo tilmaantay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah si loo gaaro maalgashi waxtar leh oo la jaanqaadaya xaaladaha dalalka nugul.

Amb. Khadija ayaa ku baaqday in la kordhiyo maalgelinta cimilada iyo ficillada la xiriira la-qabsiga isbeddelka cimilada, iyadoo xustay in Soomaaliya oo aan wax badan ku biirin wasakheynta hawada ay haddana si baโ€™an ula kulanto saameynta isbeddelka cimilada. Wasiirka waxay ku adkeysatay in shabakaddan cusub ay kor u qaadi doonto codka dalalka nugul, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo wada-hawlgalka, is-dhaafsiga aqoonta, iyo cod mideysan oo lagu dalbado isbeddelka maalgashiga cimilada.

Madashan waxaa sidoo kale ka qeyb galay masโ€™uuliyiin sar sare oo ka kala socday dalal iyo hayโ€™ado caalami ah, kuwaas oo ka wadahadlay xal u helidda caqabadaha cimilada iyo nabadda.

Wasiirka ayaa ballan qaaday in Soomaaliya ay si buuxda uga goโ€™an tahay inay hoggaamiso dadaallada ku aaddan nabadda iyo horumar waara. #COP29

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: โ€”Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo hawlgal ku dilay xubin katirsan khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku…

Wararka
July 10, 2023

Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada wadajir

Muqdisho-(SONNA)-4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 14 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex…

GudahaWararka
January 18, 2022

Natiijada doorashadii golaha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta lagu dhawaaqayo

Muqdisho(SONNA):-Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta ku dhawaaqi doona natiijada doorshadii golaha deegaanka gobolka Banaadir ee qabsoomtay maalintii khamiista 25-kii diisaamber.…

GudahaWararka
December 27, 2025

Shirkii golaha wasiirada oo lagu ansixiyey heshiis is-af-garad u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Masar

Muqdisho(SONNA):- Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey…

GudahaWararka
July 4, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023