Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.
    May 13, 2025
    Wararkii ugu dambeeyay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha
    May 13, 2025
    Muxuu Danjire Ilyaas Cali Xasan kala hadlay Danjire Stephen Mbundi?
    May 13, 2025
    Wasaaradaha Beeraha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis is-afgarad muhiim ah
    May 13, 2025
    Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shaqeynaya soo celinta bilicda iyo furista waddooyinka
    May 12, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
    Ingiriiska oo ku baaqay in la  qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza
    May 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
    ‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
    April 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA)
GudahaWararka

Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA)

By Khadar Mahdi
Last updated: November 2, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho, (SONNA): Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA), William J. Burns.

Kulanka heerkiisu sareeyo ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka.

Labada dhinac ayaa isla falanqeeyay qodobo muhiim ah, kuwaas oo ay kamid yihiin taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la-dagaallanka argagixisada caalamiga ah, xasilinta gobolka, iyo la-tacaalidda caqabadaha dhinaca ammaanka ee Geeska Afrika.

Waxa ay sidoo kale adkeeyeen muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta dhinacyada muhiimka ah ee nabadda iyo xasilloonida, iyagoo mar kale caddeeyay sida ay ugu go’an tahay in la hormariyo amniga gobolka.

Waxaa sidoo kale kulanka qeyb ka ahaa Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi ugu tagey qoyska…

May 13, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika

Hoggaamiyeyaasha Taliska Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend  iyo saraakiil uu hogaaminaayo taliyaga Ciidamada Dalka Faransiiska General François Lecointre,ayaa isku…

Wararka
September 18, 2020

Haweenka Golayaasha Deegaannada Galmudug oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Dhuusamareeb ” SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiiru Dowlaha Ahna Ku-Simaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib Uheshiisiinta Dawlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Xasan Cali …

GudahaWararka
September 9, 2021

Madaxweynah JFS: Waxaa naga go’an in dalkaan doorasho qof iyo cod ah aan ka qabano

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay Masjidka Madaxtooyada shalay salaaddii Jimcaha kaddib ayaa ka hadlay…

GudahaWararka
December 7, 2024

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Guddiga maaliyadda ee Golaha shacabka BJFS

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, iskaashiga Caalmiga iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga.…

GudahaWararka
August 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023