Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hayโ€™adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 2, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ka ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐›๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ka ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐›๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
GudahaWararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ka ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐›๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

By SB
Last updated: October 23, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ˆ๐Œ๐…: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ๐Š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐š ๐†๐ž๐จ๐ซ๐ ๐ข๐ž๐ฏ๐š ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige isaga oo ku hadlayay afka dhammaan Wasiiradii shirka ka soo qabgalay.

Hadal jiidinta Wasiirka Maaliyadda ayaa nuxurkeeda diiradda uu ku saaray sidii Dalalka Afrika ay u heli lahaayeen Maalgalin Horumarineed oo ku qotonta meelaha mudnaanta gaarka ah leh, ka sukoow u hadlidda dhammaan dalalka Afrika, Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha Soomaaliya u gaarka ah, isagoona IMF ku amaanay doorka muuqda ee ay ku leedahay dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda Soomaaliya.

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sidoo kale ka qayb galay shirka gaar ah ee Wasiirada Maaliyadda Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha Bangiga Adduunka ๐€๐ฃ๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐ ๐š iyo Xubnaha sare ee Bangiga Adduunka, shirkaas oo diiradda lagu saaray qorshayaasha horumarineed ee Bangigu uu ka fuliyo qaaradda Afrika iyo sidii loo balaarin lahaa maalgalinta Bangiga ee dalalka Afrika.

Waxaa kale oo la isla gartay Mashaariicda horumarineed ee ay bixiso hayโ€™adda hirumarinta caalamiga ah ee IDA-21 in ay noqdaan kuwo baaxad iyo miisaan leh si wax looga qabto dhibaatooyinka caalamiga ah sida sicir-bararka iyo saameynta isbaddalka cimilada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland

Geneva (SONNA): Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Rwanda oo ka wada hadlay iskaashiga labada Dowladood โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo booqasho rasmi ah…

GudahaWararka
January 27, 2022

Ciidamada Dowladda ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay Wisil iyo Guddoomiyaha G/Mudug oo booqaday

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Dowlada oo isugu jira Milatari, Booliis ,Nabad Sugid iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Degmada Wisil ka sameeyey Saakayย  Howlgal…

GudahaWararka
June 29, 2021

Wasiirkaย  Wasaaradad Howlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayey oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayey wasiirkaย  wasaarada howlaha guud, dib u dhiska iyoย  guryeynta Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalim ayaa…

Gudaha
June 1, 2021

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah oo la dilay

Tehran (SONNA)- Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada…

CaalamkaWararka
November 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023