Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: August 30, 2024
6 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Baarlamanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda sannadlaha ah ee bandhigga waxqabadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Dan Qaran oo labo sanno jirsatay.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ka hadley xalka cabashada shacabka ee arrimaha canshuuraha, difaaca madax-bannaanida dalka iyo doorashooyinka.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo La-Taliyaha Madaxweyne u qaabilsan Arrimaha Ciidamada Qalabka Sida.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Sii-Hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta hayโ€™adaha Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya.

5- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada oo kulanka diiradda lagu saarayey canshuurta gadista oo ay horey u qaadi jirtay dowladda, balse hadda lagu sameeyay casriyeyn iyo dib-u-habeyn.

6- Raโ€™iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda Suudaan ee Soomaaliya, Ammar Ali.

7- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah furay munaasabad lagu saxiixayay heshiiska iskaashi ee Hayโ€™adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha (NIRA) iyo Midowga Bangiyada Soomaaliyeed.

8- Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey goโ€™aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee bixinta canshuurta, shacabka qaar ka mid ah oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay muhiim u tahay si isku filnaasho maaliyeed uu gaaro dalka.
9- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Wang Yu.

10- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa furay Maktabadda Machadka Diblomaasiyadda Soomaaliya.

11- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka 6aad ee Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee dhanka warbaahinta iyo cilmi baarista oo ka dhacay magaalada Beijing.
12- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa guddoomiyey shirka billaha ah ee Guddi Hawleedka Farsamo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta Qaranka.

13- Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa dhaqangelisay hannaanka khidmad-dhimista ee lagu goโ€™aamiyay qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta laga qaado hubinta badeecadaha ee ka soo dega Dekadda Muqdisho.

14- Xildhibaanadda Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay xal ka gaarista cabashooyinka ganacsatada ,sido kale waxay ganacsatada fareen in ay baxiyaan canshuurta si uu dalka u gaaro isku filnaasho.

15- Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in si rasmi ah uu u hawlgaley Bankiga Dhiigga Qaranka .

16- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa culimada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka kula yeeshay kulan diiradda lagu saarayay arrimaha cadaaladda iyo geedi socodka dib u eegista dastuurka.

17- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fedaraalka iyo Dib u-Heshiisiinta Mudane Cali Yusuuf Cali ayaa daah-furay Mashruucaa Dowlad-Kaab oo ay ka qeybgaleen Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada iyo saaxibadda caalamka.

18- Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijadda imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiyad sare ee dalka. Tirada imtixaanka u fariisatey ayaa sannadkan gaareysa 36,0034 oo arday, iyadoo ay gudbeen 33,666 oo arday.

19- Dowladda Hoose ee Xamar ayaa shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir, kaas oo ay sanadkaan u fariisteen 34,792.
20- Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay shirka wadatashiga qiimaynta qaab dhismeedka sharci iyo kaabayaasha aqoonsiga digitalka ah ee dalka.

21- Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga iyo Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda.

22- Wasiirka Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir ayaa si rasmi ah u daahfuray Imtixaanka laga qaadayay in ka badan 13 kun qof oo u tartamaya fursado macallinimo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Waxbarashada.

23- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Shiinaha u fadhiya Soomaaliua Wang Yu.

24- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa guddoomiyay shirka guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta Jaamacadda iyo kor u qaadista tayada waxbarashada sare ee dalka.

25- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale,ayaa kormeer dhiiragelin ah ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Amniga ee qeybta ka ah hawlgalka amni xaqiijinta ee duleedka Degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.

26- Guddiga Gurmadka Qaran ee qaraxi argagixiso ee xeebta Liido ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ehelladii dadkii ku naf-waayay weerarkaasi.

27- Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxa ay ka sameeyeen galbeedka Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaa oo ay ku dileen horjooge iyo dhowr maleeshiyaad oo ka tirsanaa Khawaarijta.

28- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland, ayaa Magaalada Gaalkacyo dil toogasho ah ugu fulisay 10 dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta ,kuwaas oo horey dilal uga geystay gudaha magaalada Gaalkacyo.
29- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Mahad Cali Maxamuud oo horay u dilay Axmed Nuur Tooxoow, Taariikhdu markii ay ahayd 29 bishii April 2024.

 

==============DHAMMAAD==============

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne QoorQoor oo ย dib ugu labtay cCaasimadda Galmudug ย 

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye โ€œQoorQoorโ€ oo mudooyinkan danbe howlo shaqo u joogay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Dalka…

Gudaha
April 5, 2021

GUDDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQALKA SARE

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha…

GudahaWararka
April 21, 2025

Guddoomiyaha SoDMA oo furay shirka ka jawaabista arrimaha bini’aaddannimada Soomaaliya ee 2024

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha biniโ€™adamnimo…

GudahaWararka
January 30, 2024

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo Jowhar gaaray

Muqdisho (SONNA): Wafdi ka socda guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, xarunta Dowlad-goboleedka…

GudahaWararka
July 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023