Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay
    April 15, 2026
    Wasiir Daa’uud Aweys oo la kulmay Danjire Justin Davis
    April 15, 2026
    Hawlgal lagu laayey maleeshiyaad Khawaarij ah oo ka dhacay Hiiraan iyo Baay
    April 15, 2026
    Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo kulam muhiim ah la yeeshay Dalladda SORECA
    April 15, 2026
    Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay ku dhawaad 60 Khawaarij ah
    April 15, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirada Beeraha ee Dowlad Goboleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirada Beeraha ee Dowlad Goboleedyada
Wararka

Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirada Beeraha ee Dowlad Goboleedyada

By Khadar Mahdi
Last updated: August 15, 2024
1 Min Read
Share

Jowhar, (SONNA): Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar shaqo u joogo Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shir ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Wasaradda Beeraha & Waraabka Hirshabeele.

Inta uu kulanka socday, Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo bandhigtay howlaha la xariiro beeraha ay ka wadaan Hirshabelle sida Mashaariicda Horumarineed ee Beeraha.

Madaxdu waxey sidop kale la kulmeen Iskaashatoyinka Beeraha iyaga oo la wadaagay siyaasadda qaran ee Iskaashatooyinka Beeraha, siyaasadda qaran ee fidinta beeraha, howlaha horutabinta u leh Dowladda ee dhanka Beerha iyo sida ay Wasaaradda Beeraha uga go’antahay caawinta iyo garab istaaga beeraleyda Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

WashingtonDC (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii…

April 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 oo canshuur 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟 u samaysay a𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 d𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 c𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 d𝐚𝐥𝐤𝐚

Muqdisho-(SONNA)-Shirar heerar kala duwan soo maray, misna muddo soo socday oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ururada Dhaqaatiirta…

GudahaWararka
January 29, 2025

81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka ahaa dalkaas

Addis Ababa(SONNA)-Uga yaraan 81 qof ayaa ku dhintay rabshada labadii beri ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada u…

SiyaasaddaWararka
July 2, 2020

Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).

MUQDISHO-(SONNA)-Dhawaan waxaa deegaannada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ka bilowday safaro ay gobolada iyo degmooyinka maamulkaas isaga kala gooshayaan madaxda Dowladda Federaalka oo…

GudahaMaqaalladaWararka
December 14, 2022

Wasiirka Warfaafinta oo furay tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka

muqdisho(SONNA(:-Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa’uud Aweys Jaamac ayaa furay tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galayaan tartamayaasha…

GudahaWararka
March 1, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023