Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Dowladda Masar oo markale taageero u muujiysay midnimada Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Masar oo markale taageero u muujiysay midnimada Soomaaliya
GudahaWararka

Dowladda Masar oo markale taageero u muujiysay midnimada Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: July 12, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho. (SONNA): – Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Mudane Badar Cabdulcaati ayaa sheegay in dowladda Masar ay si buuxda u taageersan tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, kaddib shir jaraaโ€™id oo uu maanta ku qabtay caasimadda Muqdisho.

Ugu horeyn, wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen, wuxuuna ku tilmaamay daah-furka khad duulimaad toos ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar dhacdo taariikhi ah oo ka tarjumaysa xiriirka qotada dheer ee labada dal.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ayaa u gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud salaan uu ka siday, Madaxweynaha Masar Mudane C/fataax Al-Sisi, iyo fariin oo ugu rajeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed horumar iyo barwaaqo.

Wasiir Badar Cabdulcaati ayaa sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta xorriyadda, wuxuuna bogaadiyay doorashada Soomaaliya ee xubinnimada Golaha Ammaanka.

Wasiirku waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in labada dal ay si wada jir ah uga wada tashadaan caqabadaha ka jira gobolka, kuna baaqay in la ixtiraamo mabaadiโ€™da deris wanaaga.

Dowladda Masar waxay aad u daneyneysaa midnimada iyo madax-banaanida Soomaaliya, waxayna taageereysaa dadaallada ay dowladda Soomaaliya kaga hortageyso isku day kasta oo lagu waxyeeleynayo madax-bannaanideeda.

Wasiirka ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay in Masar ay garab taagan tahay Soomaaliya, islamarkaana ay diyaar u tahay inay ka caawiso dhan walba oo suurtagal ah, sida uu hadalka u dhigay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada XFS

Muqdisho (SONNA) Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda…

GudahaWararka
February 12, 2023

Wasiirka Amniga oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda

MUQDISHO-(SONNA)-Kulan Amaanka Caasimadda looga hadlaya ayaa waxaa iskugu yimid Hay'adaha Amniga Heer Federaalย  iyo Maamulka Gobolka Banaadir kaas oo ka…

GudahaWararka
August 4, 2024

Koonfur Galbeed oo guddi u saartay dadkii laga soo saaray Gobolka Sool

Baydhabo..SONNAโ€ฆMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Guddi kumeel gaar ah u saaray wax u qabashada…

GudahaWararka
October 4, 2021

‘Nin Warankaagu galin yeedhaaduu ma gasho.’ (WARBIXIN)

Nin ka mid ahaa askartii ay jabhaduhu baaddiyaha ka soo uruuriyeen oo ku jiray dagaalkii lagu riday Siyaad Barre ayaa…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 15, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023