Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Biixi โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Biixi โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ”
GudahaWararka

Wasiir Biixi โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ”

By SB
Last updated: May 8, 2024
3 Min Read
Share

Muqdiaho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda XFS โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐š ๐›๐š๐ซ-๐›๐š๐ซ ๐๐ก๐ข๐ ๐จ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ข๐ก๐ข๐ข ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐ค๐š”

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka laga sameeyay arrimaha dhaqaalaha iyo sare uqaadidda dakhliga gudaha dalka.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in affartii bilood oo ugu la soo dhaafay Wasaaradda Maaliyadda ay horumar wayn ka samayay kordhinta dakhliga gudaha dalka, dib-u-habeynta dhanka sharuucda hannaanka Maaliyadda, xoojinta Nidaamka Maamulka Guud ee Maaliyadda iyo dardar-gelinta in laga faa’iideystay Tiknooloojiyadda casriga ah ee dhanka aruurunta Canshuuraha.

” Sanadkii 2022-ka bishii January ilaa bishii Abril 2022 dakhliga Dowladda u soo xarooday wuxuu ahaa 73 Milyan oo doollar. 2023 kii bishii January ilaa Abril 2023 dakhliga Dowladda u soo xarooday waxa uu ahaa 89 Milyan oo doollar. Sidoo kale sanadkaan aan hadda ku jirno ee 2024 ka ah affartaas bilood dakhliga Dowladda u soo xarooday waa 116 Milyan oo Dollar. labadaas sanno u dambeeyay haddii aan is barbardhigno korar ah 27 Milyan oo Dolllar ayuu sameeyay dakhliga gudaha. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Bixii Imaan Cige.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa xusay in boqolkiiba 30 inuu kordhay sanadkaan dakhliga Dowladda. Sidoo kale wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in horumar laga sameeyay hannaanka canshuur aruurinta Dowladda taasi oo uu sheegay in ay sare u qaadidda dakhliga gudaha.

Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo ka hadlay hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya halka uu marayo iyo sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga goโ€™antahay ka miradhalinta in la gaaro guusha Deyn Cafinta. Wasiirka ayaa sheegay in Dakhliga gudaha dalka uu hormumr wayn sameeyay bilihii ugu dambeeyay taasi oo ah guullo wax ku ool ah oo laataban karo.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka dhawaajiyay in wadashaqeynta Hey’addaha Maaliyadda caalamiga ah ee taageera Soomaaliya iyo adduunka kaleba ay kalsooni wayn ku qabaan in Soomaaliya ay ka miradhaliso barnaamijka Deyn Cafinta kaddib ee loo soo gaabiyo HIPC ee Soomaaliya ay kala shaqaynayso Dowladda Federaalka Hey’adda IMF.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay xilliga la qaadayo Imtaxaanka Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare

Muqdisho,(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa shaacisay xilliga u si rasmi ah u furmayo qorshaha lagu galayo…

GudahaWararka
June 6, 2024

Gaalkacyo: Ololaha ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo laga hadlay โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa maanta daahfuray olalaha 16 maalmood ee wacyi galinta ka hortaga xadgudubyada…

Wararka
November 25, 2020

Illaa 2-boqol oo kun oo ku barakacay dagaalada ka socda Itoobiya

In ka badan laba boqol oo kun ayaa ka barakacay dagaalada ka socda koonfurta dalkaasi ee gobolka Tigreega,iyadoo dad gaaraya…

Wararka
November 11, 2020

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gubiyeen Soomaaliya iyo UK

Geneva, (SONNA): Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah…

GudahaWararka
October 11, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023