Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Munaasabad kagu taageerayay maamulka W/Bari kaga qeyb galay London
    January 31, 2026
    Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka
    January 31, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    January 31, 2026
    Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Kanaava Mohamed
Last updated: February 29, 2024
5 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee

Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab iyo sugidda amniga dalka.

2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgelaya Shirweynaha 6aad ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Degaanka.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Britain James Stephen Heappey.

4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee Kenya u fadhin doona Soomaaliya Cyprian Kubai Iringo.

5- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

6- Raโ€™iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa daahfuray Madasha Mabaadiiโ€™da Nabadda ee Soomaaliya.

7- Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku guda jira ka doodista cutubka 2aad ee Dastuurka Ku Meel Gaarka ee Soomaaliya.

8- Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cimillada Adduunka.

9- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Dowladda Turkiga Ibrahim M. Yagli oo xiligiisii uu dhammaadey.

10- Banaanbax lagu taageerayo heshiiska taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga oo ka dhacay garoonka ciyaaraha Eng Yariisoow ee magaalada Muqdisho.

11- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daud Aweis Jama ayaa waddamaxa xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Waddamada Islaamka ka codsadey inay ku garab istaagaan Soomaaliya mowqifka ay uga soo horjeeddo xadgudubka Ethiopia ay ku soo faragelisay qaranimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo Wasiirka Cadaaladda Qatar,

1- Mudane Ibraahiim Bin Cali Almuhannadi ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga arimaha sharciga ee labada dal.

2- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa sheegtay in hawlaha maareynta hawada Soomaaliya ay si buuxda bedqab ugu shaqeynayaan, isla markaana aanay jirin wax dhibaato ah oo ka taagan.

3- Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ka qeybgaley shir ay Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka ku soo bandhigtay warbixin ka xiriirta saameyntii ka dhalay roobabka iyo fatahaadihii Elnno ee degaanada HirShabeelle.

4- Wasiirka Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.

5- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daaโ€™uud oo ku eedeysanaa in uu gubay xaaskiisa oo u dhimatay dhaawacii soo gaaray.

6- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa soo gaba-gabeysay dacwad rafcaan ah oo eedeysanayaal ay ka yihiin saraakiil ka tirsan Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Soomaaliya taas oo soo socotay tan iyo bishii November 2023.

7- Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya.

8- Magaalada Muqdisho oo lagu daahfuray Hayโ€™adda Dhowrista Xogta oo muhiim u ah keydinta xogta gaarka ah ee shacabka.

9- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Sulub Ahmed Firin ayaa Mudane Qaasim Axmed Rooble u magacaabey inuu noqdo Afhayeenka cusub ee Ciidanka Booliska.

10- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Dr. Mamoon Al Alawi oo ah Xoghayaha Guddiga la Dagaalanka Ayaxa ee Mandiqadda Dhexe ee Hayโ€™adda FAO.

11- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabada sanad-guurada 54aad ee Aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

12- Ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka degmada Xarardheere ayaa dilay 10 xubnood ka tirsan Khawaarijta Al Shabab kadib hawlgal milateri oo ay ka fuliyeen degaanka Baraag- Cali Gaduud.

13- Ciidammada Xoogga Dalka saaxiibada caalamka ayaa dilay 30 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabaab, kadib hawlgal ka dhacay degaanka Jilib-Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.

14- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay Madaxa USAID Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.

15- Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ka qeybgalaya dhoolatus milateri oo calami ah oo ka socda Kenya.

16- Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, ayaa magaalada London kulan kulan kula qaatey saraakiil tirsan Dowladda Britain.

17- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiiboyinka Maxamuud Macalin iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka magaalada Jowhar.

 

==============DHAMMAAD==============

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,SONNA;- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal gaar ah oo lagu beegsaday…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Kalluumeysiga oo Daahfuray Nidaamka Maareynta Macluumaadka Kalluumaysiga (FIMS)

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
November 30, 2025

DFS oo soo dhaweysay war-murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay soo dhowaynaysaa war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay…

GudahaSiyaasaddaWararka
April 20, 2024

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay kulan wadatashiga,Naqashadaynta iyo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray kulan ay…

GudahaWararka
February 4, 2024

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia ayaa kulan la yeeshay safiiradda dalalka Algeria iyo Congo ee Ethiopia

Addis Ababa-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo kala duwan la qaatay safiirada dhiggiisa…

GudahaWararka
October 15, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023