Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Dowladda ee Arrimaha Afrika ee Aljeeriya
    December 1, 2025
    Guddiga warfaafinta golaha shacabka oo kormeeray wasaaradda warfaafinta
    December 1, 2025
    Guddoomiyaha degmada Hodon oo ku baaqay in la qaato Kaarka codbixinta
    December 1, 2025
    Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar
    December 1, 2025
    Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika
    December 1, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay horistaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay horistaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza
Caalamka

Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay horistaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza

By Kulane
Last updated: January 16, 2024
1 Min Read
Share

Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadanimada ayaa sheegay in Israa’iil ay diidan yihiin gargaarka bini’aadanimo ee ku socda Woqooyiga Gaza ee lagu badbaadinaayo nolosha dadka.

Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ayaa diyaar u ah in ay sahay ka kooban cunto, daawo, biyo iyo kuwo kale oo naf  badbaadin ah    ay geeyaan waqooyiga Gaza,hasa yeeshee Israa’iil ayaa la sheegay in ay horistaageen howlaha samofal ee la doonayo in ay helaan dadka rayidka ah.

Dhowr hay’adood oo Qaramada Midoobay ah ayaa codsaday in si dhakhso leh gargaarka loo gaarsiiyo Gaza sababbo la xiriira dadka oo wajahaya macluul iyo khatarta cudurada faafa.

Ugu yaraan 132 qof ayaa lagu dilay Gaza 24-kii saac ee lasoo dhaafay, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa.

Tirada dhimashada Falastiin ayaa haatan mareysa 24,100 qof halka in kabadan 60,800 oo kalena ay ku dhaawacmeen weerarrada Israa’iil ee Gaza laga soo bilaabo 7-dii Oktoobar.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Dowladda ee Arrimaha Afrika ee Aljeeriya

Aljeris (SONNA):-  Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali…

December 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

TPLF oo markale gantaallo ku duqaysay magaalooyin ka tirsan Eritrea

Asmara (SONNA)- Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit ee dalka Eritrea. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay…

CaalamkaWararka
November 28, 2020

Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay…

Caalamka
July 14, 2021

Saraakiil loo xiray isku day afgeni dalka Niger

Niger.(SONNA):- Dowladda Niger ayaa sheegtay in la xiray saraakiil isku dayday subaxnimadii maanta inay sameeyaan afgenbi military. Dowladda ayaa intaas ku…

CaalamkaSiyaasaddaWararka
March 31, 2021

Sacuudi Carabiya oo bogaadisay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagixisada

Riyaadh (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ٍSoomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa…

CaalamkaGudahaWararka
December 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023