Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius
    March 27, 2026
    “Haa waan joojin karnaa” halkudhigga xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida
    March 27, 2026
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo Ka qaybgalay Shirweynaha 14aad ee Ururka Ganacsiga Adduunka.
    March 27, 2026
    Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ku dishay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo khawaarij ah
    March 27, 2026
    Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shir guddoomiyay kulan la xiriiray amniga iyo horumarinta ciidanka
    March 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka
GudahaWararka

Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka

By shiine Shiine
Last updated: December 14, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo soomaaliya Xubin ka ah.

Shirkan ayaa diirada lagu saaray qorshaha Fog ee la dagaalanka Argagixisada waxaana kasoo qeyb galay Shirka Dowladaha Xubnaha ka ah Isbahaysiga Islaamka ee la dgaalkanka Argagaxisad iyo Dowladaha taageera.

Shirkan oo muhiim u ahaa iskaashiga Military-ga dowladdaha islaamka ayaa ku soo dhamaaday Guul iyo Soomaaliya oo laga taageero la dagaalanka Argagaxisad iyo ciribtirayo fikirka argagixisada

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Dalka Sacuudi kulan duceedyo kula qaatay Taliyaaha Ciidanka Xoogga Ee dalalka sacuudi, kenya, jabuuti, iyo Xogayaha guud ee Isbahaysiga islaamka isagoona ugu warbixiyey Guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah ee Khawaarijta dalka looga saarayo.

Isbaheysiga dalalka islaamka ee la dagaalanka argagixisada ayaa la asaasay sanadkii 2015 waxaana ku mideysan 45 dowladood.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo…

March 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ergayga Bariga Dhexe ee Q.M oo ku taliyay in xal loo helo arrimaha Falastiin iyo Israa’iil

Ergayga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe Tor Wennesland ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa Daanta Galbeed lagu dilay in ka badan…

CaalamkaGudaha
August 22, 2023

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmayGuddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Qaahira (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare…

GudahaWararka
December 16, 2024

Marwada madaxweynaha JFS oo codkeeda ka dhiibatay Degmada Dharkeenley

Muqdisho(SONNA):-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeedq ka dhiibatay Seejada Xarunta degmada Dharkiinleey ee Gobolka…

GudahaWararka
December 25, 2025

Kulamada aqalka sare oo dhawaan bilaabanaya

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga…

GudahaWararka
November 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023