Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: 70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardiyaha ka ahaa( Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > 70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardiyaha ka ahaa( Warbixin)
GudahaMaqaalladaWararka

70 jir ka Qalin jabiyay Jaamacaddii uu wardiyaha ka ahaa( Warbixin)

By SB
Last updated: October 31, 2023
3 Min Read
Share

Guriceel(SONNA):-Suldaan Maxamed Sheekh Faarax wuxuu sannado ka dib, dhammeeyay Jaamacadda Safaana ee degmada Guriceel, wuxuuna ka baxay kuliyadda shareeca Wal-qaanuun.

Da-diisa waa 70-sanno, wuxuuna hayaan dheer oo waxbarasho ka dib ku guuleystay inuu ka qalan-jabiyo jaamacaddii uu waardiyaha ka ahaa,islamarkaana uu xaqiijiyo hadafkiisa waxbarasho.

Suldaan Maxamed Sheekh Faarax da-diisa iyo shaqada uu hayaba kama hor istaagin inuu waxbarashadiisa sii wato, wuxuuba nasiib u yeeshay inuu ka mid noqdo 70-arday oo sanadkan ka baxday Jaamacadda Safaana degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

“Jaamacaddan wax badan baan soo joogay, wax maanta kaliya maynan ahayn, markan waxbarashada iyo howsha ka socota jaamacadda ayaa waxaan go’aansaday anigoo 70-jir ah inaan ka qeyb galo waxbarshada Jaamacadda Kheynuun wal-shareeca, sidaas daraateed, maaddaama jaamacadda aan muddo joogay qeybta ammaanka iyo dhireyntaba, Waxaa guushan igu dhiira-geliyay maamulka Jaamacadda, runtii waxaan kala kulmay soo dhoweyn diiran iyo gacan qabasho,” ayuu yiri Aabe Maxamed.

Aabe Suldaan, wuxuu dhallinyarada iyo asaagiisaba ku dhiirigeliyay in aysan ka caajisin waxbarashada si ay beri ugu noolaadaan nolol qurux badan.

” Darbi jooga, maqayad fadhiga ah maalaa-yacniga in la iska dhaafo oo xagga waxbarashada Diin iyo Maadiba la aado, shacabka ayaa ku boorinayaa, tan kale waxaa waaye marka aniga hindisahan i galay dad baa ila yaabanaa oo yiri suurta gal ma ahan ee waxaa kuu roon ninyahow inaad meelahaaga iska joogto”,.

Sidoo kale, Aabe Suldaan ayaa sheegay in sababta uu u doortay Maaddan ay tahay in waxqabadka Bulshada ee dhanka Diinta uu door weyn ka qaato, isagoo dhanka kale, bogaadiyay una mahadceliyay dhallinyaradii fasalka ay wada dhigan jireen oo uu sheegay in ay si weyn u taagaareen.

Abuukar Cabdi Muuse, wuxuu ka mid yahay ardayda ay muddo wax Isla baranayeen Aabe Suldaan, wuxuuna sheegay inuu dhiirigelin ka aaadi jiray Aabe Suldaan, maaddaama uu ahaa nin da’ah oo haddana dadaal badan.

Macallin Daahir Xirsi wuxuun ka mid yahay maamulka Jaamacadda Safaana ee degmada Guraceel, wuxuuna sheegay in ay ku faraxsan inuu ka soo dhex baxo Aabe Suldaan oo kale oo ay jiraan dad badan oo dhiiragelin ka qaaday hayaankiisa waxbarasho.

” Run ahaantii waxaa tahay qof ku dayasho mudan, qof da’daasi jira oo haddana waxbarasho hami u haaya, ujeeddada u weyn uu Suldaan ardayda u dhex fadhiyau waxay tahay role model oo isaga asaagiisa ah oo guryaha iska dhex fadhiya ama meelaha fadhi ku diriryada fadhiya oo waxyaabaha aan munaasibka ahayn, waxaan rejeyneynaa in iyaguna masaajiddada u dareeraan, cilmiga bartaan, maaddaayinka kale duwan bartaan, odayga hanoola geeyo ayaa la yiraahdaa,” ayuu yiri Macallin Daahir Xirsi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu ku sii kordhay kiisaska COVID-19

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in Puntland uu kordhay xanuunka…

GudahaWararka
April 5, 2021

Cadaala “Gurigoodu waa godkaas, Ceelkoodu waa bacdaas, cuntadana ka sii daran” (WARBIXIN)

Wali waxaa socda abaabul ciidan ee ka kala socda Degmooyinka uu ka kooba yahay Maamul-goboleedka Galmudug ayay Degmada Caabudwaaq ee…

GudahaMaqaallada
August 21, 2023

Duqa Muqdisho oo u digay Askarta caadeysatay dhibaataynta shacabka

Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal, Sulub…

GudahaWararka
March 1, 2023

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Dubai dalka isutagga Imaaradka Carabta

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo…

GudahaWararka
September 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023