Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Ganacsiga XFS, Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha 14aad Ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka.
    March 26, 2026
    Hay’adda NISA Oo Howlgallo Qorsheysan Ku Dishay Horjoogeyaal Sare oo Khawaarijta Ka Tirsan
    March 26, 2026
    Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo Horumarinta Ciidanka
    March 26, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.
    March 26, 2026
    Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis muhiim ah 
    March 26, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo ka saaray kooxda Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo ka saaray kooxda Khawaarijta
GudahaWararka

DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo ka saaray kooxda Khawaarijta

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: August 21, 2023
1 Min Read
Share

Dhuusamareeb (SONNA): Ciidanka Qaranka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa goor dhaw si buuxda ula wareegay magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad u muhiim ah.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda FS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa xaqiijiyey in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen magaalada Wabxo iyo deegaano kale, kuwaas oo in muddo ah Khawaarijtu ay dhibaato ku haysay.

Ciidamada ayaa hadda ka wada magaalada hawlgal lagu xaqiijinayo amniga, miinooyinkana looga saarayo.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa sidoo kale la wareegay deegaano balaaran oo ay ka mid yihiin Jaaw, Daadaale, Gal qoryaale, Bidda Ciise, iyo goobo kale .

Khawaarijta ayaa isku dayay in ay difaacdaan magaalada, waxaana meel 8-km u jirta magaalada ka dhacay dagaal kaas oo lagu jabiyay Khawaarijta

Goor dhaw halkan kala soco faahfaahinta hawlgallada socda

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Ganacsiga XFS, Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha 14aad Ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka.

Muqdisho-SONNA- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal  Maxamed Xasan, ayaa ka qayb…

March 26, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda SoDMA oo ansixisay qorshayaal ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kaashaneeysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP), ayaa…

GudahaWararka
February 26, 2025

Maamulka Waxbarashadda,iyo Tacliinta sare ee XFS oo ka qeybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee akhris-qoraalka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare  XFS ,C/laahi Abuukar Xaaji, Agaasime Goboleedka Hay’add UNESCO, Sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee…

Gudaha
January 7, 2023

Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray taliska guutada 17-aad ee ciidanka Gorgor

Muqdisho-(SONNA)-Si sare loogu qaado la  dareen noqoshada geesiyaasha xoogga dalka iyo dhiiri gelinta ciidanka sida naf hurnimada leh dagaalka ugula…

GudahaWararka
May 4, 2024

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Qatar

Muqdisho(SONNA):-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa shalay oo Arbaco ah, Magaalada…

GudahaWararka
May 11, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023