Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo Matabaan ka Bilaabay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
    March 10, 2026
    Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka
    March 10, 2026
    Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen
    March 10, 2026
    Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
    March 10, 2026
    Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP
    March 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xogta Beertii ay Khawaarijtu ku baadi jirtay Shacabka magaalada Muqdisho (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Muuqaallo > Xogta Beertii ay Khawaarijtu ku baadi jirtay Shacabka magaalada Muqdisho (Warbixin)
Muuqaallo

Xogta Beertii ay Khawaarijtu ku baadi jirtay Shacabka magaalada Muqdisho (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 17, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Waa sheekada beer ka mid ah beeraha waa weyn ee ku yaalo xadka labada gobol ee shabeellaha dhhexe iyo Shabeellaha hoose,

Halkan bilooyin ka hor, maleeshiyada kooxda Khawaarijta ayaa ugu yeeri jirtay ama ku balamin jiray ganacsatada Soomaaliyeed si ay uga qaadaan lacago ay ku soo iibiyaan qaraxyo ay ku gumaadaan shacabkeenna.

Maanta waxaa beerta ka socda wax ka duwan wixii bilo ka hor ka socday, waxaa dalxiis u yimaada shacabka Soomaaliyeed, ayadoo sidoo kale, habeen iyo dharaar howlgallo amni xaqiijin ah ay ka sameeyaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si aysan marna u dhicin in cadow ku soo dhuunto, maaddaama sanado badan argagixisadu u ahayd goob ay dadku ku baadaan.

Mid ka mid ah guulaha wax ku oolka ah ay gaartay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ah in bilo kooban gudahooda maleeshiyada lagu baacsado duur walba, halka bilo ka hor iyagu shacabka Soomaaliyeed farta ugu yeeri jireen halkii ay doonaan, kuna baadi jireen.

Halkan ay ciidanada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ay gaaf-wareegayaan ayaa bilo ka hor waxay ahayd goob ay ku dhiig-miiran jireen argagixisada ganacsatada iyo shacabka kale ee ku safraya wadadda xiriirisa waddadaas, waxaana hadda su buuxda ula wareegay ciidamada qalabka sida, kuwaas oo shacabka si diiran ay u soo dhoweeyeen.

Argagixisada oo hadda gabalkooda sii dhacayo ayaa muddo 15-sano ka badan gumaadayay shacabka Soomaaliya, ayagoo marna dhiiggiida banneysanayay marna lacago baad ah xoog uga qaadayay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo Matabaan ka Bilaabay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa si habsami leh uga bilaabatay maanta diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas…

March 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda gobolka Banaadir oo 10-sanno xabsi ah ku xukuntay nin sixir iyo turufo kale ku qaraabanayay

Muqdisho,(SONNNA):- Wax badan waxaa aad maqasheen dad loo maxkamdeynayo masuq-maasuq, dacwado dhul la xiriira ama dambiyada kale ee aadamaha sida…

GudahaMuuqaalloWararka
August 9, 2023

Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO

Muqdisho (SONNA) - Sida lawada ogsoonyahay abaarahii ku dhuftay Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada Dhexe ayaa waxa ay sababeen in…

MuuqaalloWararka
February 15, 2020

Bakoortii Guddoomiye Maddaale, bilowgii dagaalka Maandooriyaha (Warbixin).

Muqdisho,(SONNA):- Maandooriyuhu waa halis weyn oo khatar ku ah amniga,dhaqankeenna iyo Diinteenna suuban. Qaar badan oo ka mid ah Bulshadeennu…

Muuqaallo
May 20, 2023

Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska,, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda…

GudahaMuuqaalloWararka
November 2, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023