Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii
    February 1, 2026
    Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha
    February 1, 2026
    DF waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabka muwaadiniinta
    February 1, 2026
    Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
    February 1, 2026
    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ooย kulan la qaatay hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”
MaqaalladaWararka

Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”

By SB
Last updated: March 28, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Axmed Nuur=”Hooyaday hortayda ayey ku dileen Khawaariijtu”

Kooxda khawaariijta ee caadaysatay dilka iyo gumaadka shacabka Soomaaliyeed ayaa markasta shacabka Soomaaliyeed kula kaca falal ka baxsan dhaqanka islaamka oo bahalnimo ah kooxdan oo gabalkoodu dhacay ayaa markasta si budhcadnimo ah u geysta falal ay is leeyihiin waad ku cabsi gelin kartaan shacabka Soomaaliyeed.

Deegaanada kooxdani falalka bahalnimo ka geystay waxa ka mid ah deegaanka Daaru-niciim oo ka tirsan degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe,weerar fulaynimo ah oo dhowaan kooxdani kusoo qaaday deegaankan ayey ku dileen hooyo Xaawa Maxamuud Calasow oo ka mid ahayd dadka deegaanka.

Warbaahinta qaranka oo booqatay deegaanka daaru-niciim ayaa la kulantay Axmed Nuur Cabdillaahi oo ah 13 jir kooxda khawaariijtu si arxan daran ugu hor dileen hooyadiis Xaawa.

Axmed oo warbaahinta qaranka uga waramay dhacdadii naxariis daradda ahayd ee lagu dilay hooyadii oo uu goob joog ka ahaa ayaa yiriโ€ lugta ayey xabad uga dhufteen ka dib garabka ayaan soo qabtay aqalka ayaan soo galay,ka dib dhiigii ayey soo daba raaceen albaabka ayey nagu soo garaaceen waan ka furi waynay xoog ayaanay kusoo jabiyeen guddaha aqalka markii soo galeen hooyo ayey madaxa shan xabo uga dhufteenโ€ hooyo Xaawa waxay mudo dheer deganad deegaanka.

Sida ay ogaatay warbaahinta qaranku hooyo Xaawa waxa dilay xubno ehelkeeda ahaa oo ka tirsanaa kooxaha khawaariijta sida uu warbaahinta qaranka u sheegay Cabdi Taakow oo ah hoggaamiyaha Ciidanka deegaanka โ€œwax aan naqaanaa kuwa soo weeraray iyo kuwa horjoogayaasha u ahaa oo deegaankaan u dhashay,waxa ka mid ahaa ninkii nabaddoonka deegaanka sheeganayey oo lagu magacaabo Cali Joodax, waxa ka mid ahaa ninkii ay Ruun-nirgood u magacaabeen ee la dhaho Daahir,waxa ka mid ahaa ninkii ugu magacownaa Khawaariijta Ceel-bacad oo halkan ku dhintay.โ€ayuu yiri Cabdillaahi.

Kooxda khawaariijta ayaa caadaysatay gaadmada iyo in ay ku kacdo falal bahalnimo oo ay uga gol leedahay cabsi gelinta shacabka Soomaaliyeed taas oo ay markasta kala kulmaan guul darro joogto ah,deegaanka Daaru-niciim oo kooxda khawaariijtu dhowaan soo weerartay ayey kala kulmeen jab xooggan ka dib markii ay weerar xooggan ku qaadeen Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deegaanada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Madaxda Ururka FESTUii

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Saalim Caliyow Ibrow iyo hoggaanka sare ee Xiriirka…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Farmaajo oo Jubba kaga qayb galaya munaasabadda dhaqan-gelinta heshiiska Nabadda Suudaan +Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan…

Wararka
October 3, 2020

Maraykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Muqdisho-(SONNA)-Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu…

Wararka
March 27, 2020

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah…

GudahaWararka
October 22, 2021

Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM

New York(SONNA):-Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala…

GudahaWararka
January 29, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023