Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Gobolka Banaadir iyo hoggaamiyaasha bulshada oo taageero u muujiyay shacabka Turkiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Gobolka Banaadir iyo hoggaamiyaasha bulshada oo taageero u muujiyay shacabka Turkiga
Gudaha

Gobolka Banaadir iyo hoggaamiyaasha bulshada oo taageero u muujiyay shacabka Turkiga

By Kulane
Last updated: February 17, 2023
2 Min Read
Share

Qaar kamid ah maamulka Gobolka Banaadir,ganacdatada Soomaaliyeed, culumaโ€™udiinka,odoyaasha dhaqanka iyo ururada bulshada ayaa ka dhawaajiyay in ay garab istaagi doonaan shacabka Turiga ee ay waxyeeladu ka soo gaareen dhulgariirkii dhowaan ka dhacay dalkaasi.

Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa waalaalaha Turkey ugu yaboohay 3 Million oo doolar oo ay kaga qeyb qaadanayaan gurmadka loo fidinaayo dadka uu saameeyay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga.

Kusimaha Duqa Magaalada Axmed Diiriye,ayaa yiri”Gobalka Banaadir waxbadan ayaa lagu tabayaa, wixii Turkey uu gobalkaan taray way muuqataa, dhibkaas ayaa ku dhacay waxaa maanta nala gudboon in aan la imaanno isgarabtaag muuqda oo la taaban karo”

Sidoo kale Sh Bashir Axmed Salaad “Dadka Soomaaliyeed Culeysyo badan ayaa heysta, laakiin yaan la is-yasin ee aan u istaagno in qof walba wixii uu maanta heysto wax haka bixiyo “ayuu yiri

imaam Cumar Macallin Abshir โ€œodayaasha Soomaaliyeed haddaan nahay qeyb ayaan ka nahay gurmadka, qof walbana waxaa la gudboon in uu ka qeybgalo yabooha loo fidiyay dadka Turkiga.

Guddoomiye Batuula iyo Duniya Axmed Cali ,ayaa iyaguna ku baaqay in loo midoboย  gurmadka ka jawaabista xaaladda musiibada ah ee ku dhacay dalkaasi ,waxayna intaa raaciyeen in haweenka Soomaaliyeed ay qaadan donaan kaalin wax ku ool ah oo loogu gurmaneyno walaalaha Turkiga.

Dr. Maxamad xaaji โ€œBulshada Soomaaliyeed waxaan ku Boorrinayaa in ay Boorka iskajafto waxa nalaga filayana ay naga soo baxaan โ€œ

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Hantidhowrka Guud ee Qaranka

Muqdisho.(SONNA):- Ra'iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer shaqo ku tegay xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo…

GudahaWararka
January 4, 2025

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah…

GudahaWararka
October 22, 2021

Bulshada deegaanka Dhinowda oo wajahaya dhibaatooyin ka dhashay isbeddelka cimilada

Muqdisho,(SONNA):- Dhinowda waa magaalo dhacda bariga gobolka Mudug ee bartamaha Dalka, waanna deegaan hoostaga degmada Jariiban ee Dowlad gobolleedka Soomaaliyeed…

GudahaWararka
August 12, 2023

Tallaalka Covid-19 oo Maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.

Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19ย  oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka…

GudahaWararka
April 6, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023