Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaramada Midoobay oo dooneysa in maxkamadda ICJ ay qoraal ka soo saarto heysashada Israel ee dhulalka Falastiin
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Qaramada Midoobay oo dooneysa in maxkamadda ICJ ay qoraal ka soo saarto heysashada Israel ee dhulalka Falastiin
Caalamka

Qaramada Midoobay oo dooneysa in maxkamadda ICJ ay qoraal ka soo saarto heysashada Israel ee dhulalka Falastiin

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
2 Min Read
Share

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyay qaraar ugu baaqaya maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) inay ra’yi ka bixiso qadiyadda ku saabsan boobka sharci darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falastiiniyiinta.

Golaha ayaa weydiistay maxkamadda ICJ in ay bixiso fikrad la-talin ah oo ku saabsan cawaaqibka sharciga ah ee ka dhalan kara qabsashada iyo deegaameynta ay ka waddo dhulalka Falastiin.

Qaraarka Qaramada Midoobay waxa kale oo uu waydiisanayaa ICJ inay ka taliso sida siyaasadahaasi iyo dhaqamadaas ay u saameeyaan heerka sharci ee dhammaan wadamada iyo Qaramada Midoobay.

87 ayaa u codeeyay qaraarkaasi,halka ay diideen 26 ,waxaana ka aamusay 53 dal, iyadoo wadamada reer galbeedka ay ku kala qeybsameen arrintaasi,laakiin taageero wada jir ah laga helay caalamka Islaamka oo ay ku jiraan dowladaha Carabta ee caadi ahaan soo celiyay xiriirka Israel.

Safiirka Falastiin ee Qaramada Midoobay Riyad Mansour ayaa xusay in codeynta ay timid hal maalin kadib markii la dhaariyay xukuumadda cusub ee Israaโ€™iil oo ballan qaadday ballaarinta deegaamaynta Yuhuudda iyo in ay dardargeliso siyaasadaha gumeysiga iyo cunsuriyadda ay ku heyso dadka Falastiiniyiinta.

Madaxda Falastiin ayaa soo dhoweeyay tallaabadaasi ,waxayna ka dalbadeen dalalka caalamka ee aaminsan sharciga iyo nabadda in la tixgaliyo raโ€™yiga maxkamadda ICJ ee lafilayo in la gaaro waqtiyada soo socda.

Maxkamadda ICJ ayaa markii ugu dambeysay culeys saartay arrinta ku saabsan qabsashada Israaโ€™iil ee dhulalka Falastiin sanadkii 2004-tii, markaasoo ay xukuntay in darbiga Israaโ€™iil ay ka dhistay Daanta Galbeed ee la heysto iyo Bariga Qudus uu yahay sharci darro.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xilliga la qabanayo, Magacyada kooxaha isugu soo haray & Wax waliba oo aad uga baahan tahay goorta la sameyn doono isku aadka Carabao Cup

Yurub(SONNA)-Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka koobka Carabao Cup ayaa waxaa isugu soo haray siddeed kooxood kaddib markii ay xalay kulammadii…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Diyaarad mileteri oo sidday ciidamo oo ku burburtay Filibiin

In ku dhow 29 ruux ayaa dhimatay,50-kalana waxaa loola cararay cisbitaal,kadib markii diyaarad xamuul ah oo ay leeyihiin ciidamada dalka…

Caalamka
July 4, 2021

Illaa 29-kun oo ruux oo ku dhintay dhulgariradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.…

Caalamka
February 12, 2023

Tirada dhimashada dhulgariirkii ka dhacay Morocco oo sii mareysa 630

Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu dhan yahay 6.8 ayaa ku dhuftay Dalka Morocco, sida ay sheegtay hay'adda sahaminta saadaasha dhul-gariirkada ee…

Caalamka
September 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023