Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye
    April 10, 2026
    Xubnaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirigaliyay arday ka baxday jaamacadaha Makerere
    April 10, 2026
    R/ Wasaaraha XFS oo saaka Muqdisho ka daah-furay tartanka Orodada ee Marathon-ka
    April 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya
    April 10, 2026
    Wasiirka Qoyska oo kormeertay Tuullada Carruurta SOS ee Muqdisho
    April 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: 3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > 3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (warbixin)
GudahaMaqaallada

3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (warbixin)

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
2 Min Read
Share

Guud ahaan madaxda iyo shucuubta dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska maalinta caalamiga ah ee  Naafada

Xuska  maalinta Naafadaoo waa mid sanadle ah,waxaana lagu dhawaaqay 1992-dii,ka dib kolkii Qaramada Midooay ay soo saartay qaraar tirsugiisu yahay 47/3 oo khuseeya muhiimadda maalintaasi.

Xuskaaan ayaa ujeedku yahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo in la muujiyo xuquuqda iyo wanaagga ay leeyihiin dadka naafada ah.

Barnaamijka Qaramada Midoobay ee ku aadan xuska maalinta Naafada waxa uu dhiirigalinayaa in la helo isdhexgal bulsho iyo in dadkaasi ay ka qeybgalaan dhinacyada siyaasadda, ganacsiga iyo arrimaha kale ee wax u taraya umadda.

Iyada la raacayo nidaamka Qaramada Midoobay ee ay u dejisay dadka Naafada ah, wuxuu dhigayaa in xuquuqda iyo xorriyaadka aasaasiga ah ay yihiin kuwo aan la leexin karin, la taaban karin oo aan la qaybin karin .

Dadka naafada waxayna ka mid yihiin kuwa ugu daran ee ay dhibaatadu saameysey,waxay u badan yihiin in ay helaan daryeel caafimaad, waxbarasho, shaqo iyo ka qaybgalka bulshada,waana kaliya ee lagu hubiyo in dadka naafada ah aan laga tagin.

Qorshaha Qaramada Midoobay ee 2030-ka ayaa ah in la sii wado horumarka waara ee dadka Naafada ah ,iyadoo aan laga tageyn ballanqaadka la xiriira xaqiijinta xuquuqda dadkaasi.

Qaramada Midoobay waxay soo jeedineysaa in kor loo qaado wacyiga iyo horumarka dadka Naafada ah,isla markaana la dhowro xuquuqda iyo aragtida dadka naafada ah ee dunida.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi…

April 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga xuquuqul insaanka oo kulan la yeeshay danjiraha Switzerland

Muqdisho (SONNA): Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Mudane Maxamed Haaruun Maxamuud, ayaa maanta kulan kula yeeshay…

GudahaWararka
April 9, 2026

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Jubbaland “Waxaa deegaanadda laga xorreeyay Khawaarijta gaarsiin doonaa adeegga Garsoorka”

Doolow, (SONNA): Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Nuuradiin Maxamed Khaliif ayaa sheegay in deegaanada laga xorreeyay Khawaarijta la…

GudahaWararka
August 8, 2024

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddooyin cusub iyo kuwo kale oo lagu sameeyay dayactir

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah, taas…

Gudaha
October 11, 2024

Wasiir Daa’uud ِAweys oo ka warbixiyay Qaadista Cunaqabateynta Hubka

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Jaamac ِAweys oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr…

GudahaWararka
December 6, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023