Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
    May 6, 2026
    Wasiir Fiqi oo kormeer ku tagay xarunta shirkadda ASFAT ee Turkiga
    May 6, 2026
    Soomaaliya oo safiir aan joogto ahayn ku yeelanaysa Tunisia
    May 6, 2026
    Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda Istaraatiijiga ah
    May 6, 2026
    Wasiirka hawlaha guud oo kulan la qaatay madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya
    May 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kooxda Horseed oo ka adkaatay dhigeeda Dekadda, qarkana u saaran inay hanato horyaalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kooxda Horseed oo ka adkaatay dhigeeda Dekadda, qarkana u saaran inay hanato horyaalka
CiyaarahaGudaha

Kooxda Horseed oo ka adkaatay dhigeeda Dekadda, qarkana u saaran inay hanato horyaalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 22, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka oo ahaa kii ugu dambeeyay ee ay wada cayaarayaan Kooxaha Horseed iyo Dekadda ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay tuulada Cayaaraya ee Muqdisho.

Cayaarta oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa soo buux dhaafiyay garoonka, kuwaasi oo aad ugu riyaaqay cayaar wanaaga ay muujiyeen labada dhinac.

Qeybta hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay bar bar dhac 0-0, iyadoo labada koox ay sameeyeen fursado muhiim ahaa.

Cayaarta ayaa la isku soo laabtay qeybta labaad ee cayaarta, waxaana ay cayaarta ahayd weeerar iyo weerar celis, waxaana ugu dambeyn xidiga kooxda Horseed ee Farxaan Xidig uu shabaqa kooxda Dekadda ku hubsaday kubad aad u quruxbadan, kaasi oo cayaaarta ka dhigay 1-0, waxaana waqtigii loogu talagalay cayaarta ay ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday kooxda Horseed.

Kooxda Horseed ayaa iminka heysata 38 dhibcood, waxaana isha lagu hayaa kulanka beri ay foodda is dari doonaan Naadiga Dowladda Hoose (Muqdisho City Club, MCC) iyo Kooxda Gaadiidka, waxaaaa haddii laga badiyo MCC ama ay bar bardhac gasho ay horyaalka ku guuleysan doonto kooxda Horseed, balse haddii ay badiso MCC oo haatan wadata 35 dhibcood waxa ay isku dhibco noqon doonaan kooxda Horseed, waxaana Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta laga sugayaa in labada Naadiga ee Horseed iyo MCC loo qabto kulan kama dambeys ah oo lagu kala saarayo cidda ku guuleysan doonto horyaalka dalka.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

Ouagadougou (SONNA): Madaxweynaha Burkina Faso mudane Kabtan Ibrahim Traoré ayaa  maanta qaabilay wasiirka amniga dowladda…

May 6, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan casho sharaf ah la qaatay maamulka dugsiga gabdhaha Agoonta

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Maamulka,…

GudahaWararka
January 19, 2024

Howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka oo khwaarijta looga dilay 144 dhagarqabe

Muqdisho-(SONNA)-Hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobollada Mudug, Shabeellada dhexe, Shabeellada hoose iyo Hiiraan ayaa kooxaha khawaariijta looga dilay in ka…

GudahaWararka
February 22, 2023

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka dowladda…

GudahaWararka
July 4, 2023

Shirka arrimaha bani’aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo-(SONNA)-Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2025) oo ay soo qaban-gaabisay Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa ka furmay magaalada Baydhabo…

GudahaWararka
August 6, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023