Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Guddiga doorashooyinka tanzaaniya oo baaraya eedeyn mucaaradku u jeediyeen Madaxweynaha dalkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddiga doorashooyinka tanzaaniya oo baaraya eedeyn mucaaradku u jeediyeen Madaxweynaha dalkaasi
Wararka

Guddiga doorashooyinka tanzaaniya oo baaraya eedeyn mucaaradku u jeediyeen Madaxweynaha dalkaasi

By Kulane
Last updated: September 29, 2020
2 Min Read
Share

Musharax madaxtinimada mucaaradd ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu,  ayaa ka soo hor muuqday guddiga anshaxa ee gudiga doorashooyinka talaadan maanta ah isagoo wax laga weydiinayo eedeyn uu u jeediyay madaxweynaha dalka John Magufuli taas oo aheyd in uu sheegay in madaxweynaha uu la kulmay agaasimaha degmooyinka ee guddiga doorashada isla markana ka wadahadleen sidii madaxweynaha ugu shuban lahaa  doorashada bisha October qorsheysan.

Sarkaal sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka Wilsan Mahere ayaa sheegay in eedeynta ay ka dhigan tahay in doorashada dalka ka dhacaysa aysan aheyd mid ku qabsoomaysa jawadi xor iyo xalaal ah.

Xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadda ayaa warqadu direy xisbiga Mr. Lissu ee Chadema in hadalka uu soo dhigay baraha bulshada uu yahay mid khatar gelinaya amniga qaranka.

Agaasimayaasha fulinta degmada waxaa looga baahan yahay sharci ahaan inay u dhaqmaan sida saraakiisha soo noqoshada deegaanka inta lagu jiro doorashada. Xukuumadda ayaa dafirtay eedeynta ka timid Mr.Lissu.

Dhinaca kale, hogaamiyaha mucaaradka Tanzania ayaa sheegay in booliiska carqaladeeyeen kolonyo xisboga oo mareysay degaanka Nyamongo ee waqooyi dalka xilli ay ku socdaan goob ay ka ololeynayaan.

Waxaa uu sheegay in taageeriyaashii six un loola dhaqmay la garaacay isla markaana ka dhibaateeyay qaarkood.

Mr Lissu  ayaa bartiisa Twitter soo geliyay muuqaal sheegaya isku dhaca u dhexeeya booliiska iyo shacabka.

Tanzania ayaa doorashada madaxtinimada la qorsheeyay in ay qabsoonta 28 bisha October, waxayna dadweynaha u codeyn doonaan xubnaha baarlamaanka iyo madaxweynaha . madaxweynaha talada haya  John Magufuli ayaa hadda raadinaya in markii labaad dalka hogaamintiisa loo doorto shanta sano ee soo socota.

Kooxaha xuquuqul insaanka ayaa waxaa ay sheegeen in xukuumadda ay sare u qaatay cadaadisk ay ku sameynayso mucaaradka, ururada aan dowliga aheyn iyo warbaahinta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Beyle oo ka hadlay barnaamij qayb ka ah deyn cafinta Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daah furay toddobaadkii dheeraa' ee shirka dib-u-eegista wixii ka qabsoomay Barnaamijka (ECF) ee hanaanka…

GudahaWararka
September 28, 2021

Wasiir Beyle oo Bankiga horumarinta Islaamka kala hadlay saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19

Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kula hadlay Madaxweynaha Bangiga horumarinta…

WararkaWargayska
July 12, 2020

Safiirka J.F.S ee Masar oo la kulmay Wakiilka Wasaaradda Tacliinta Sarre ee dalkaasi

Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar aya a kulan la…

Gudaha
July 14, 2023

Wasiir Maareeye oo daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda wafaafinta XFS Mudane; Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta…

WararkaWargayska
September 7, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023